26.5 C
Mogadishu

Tag: Soomaaliya

Wareysi: Xanuunka Cagaarshowga oo ku soo badanaya Soomaaliya

Sanad kasta Isbuucaan oo kale 28-ka July, waxaa dadka dunida laga wacyi-geliyaa xanuunka Cagaarshow-ga oo ah mid leh helis caafimaad, loona baahan yahay...

Arday ka faa’iidaysatay barnaamij ay iska kaashadeen Mareykanka, UK iyo Soomaaliya

Washington —  Kumannaan arday ah oo ay ku jiraan dhallinyaro seegay waxbarashadii aas-aasiga ahayd ayaa dhowaan ka qalin jebiyey barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah...

Dowladda Soomaaliya oo loogu baaqay in ay sii dayso Calinuur Salaad

Muqdisho —  Ururrada xuquuqda aadanaha iyo hoggaamiyayaasha siyaasadda Soomaaliya qaarkood ayaa ugu baaqay mas’uuliyiinta dawadda federaalka in la sii daayo weriye Calinuur Salaad oo...

Maxay tahay sababta ciyaarahan guulo u soo hooyay Soomaaliya looga reebay tartanka Olimbikada?

, 2024-07-23 14:03:34 , 23 Luulyo 2024Guddiga Olombikada Soomaaliya ayaa ka saaray Orodyahanka Cabdullaahi Jaamac Maxamed ka qeyb galka Ciyaaraha Olimbikada Adduunka ee...

Wicitaanka Dhageystaha: Xaaladda Cadaaladda Soomaaliya

Kismaayo —  Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu ku saabsan yahay shirka cadaaladda Soomaaliya ee dhowaan lagu soo gaba-gabeeyey iyo xaaladda cadaaladda Soomaaliya, waxaana marti...

Dowladda Soomaaliya oo mamnuucday ka ganacsiga hubka

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa xalay ku dhawaaqday, in hadda kaddib ay gudaha Soomaaliya mamnuuc ka tahay ka ganacsiga hubka, gaar ahaan...

Galka Baarista: Soomaaliya iyo Isticmaalka noocyada cusub ee tamarta

Barnaamijka Galka Baarista waxaa uu toddobaadkan ku saabsan yahay noocyada cusub ee tamarta ee hadda Soomaaliya laga adeegsanayo, taasi oo khubarada deegaanka ay...

Shirka cadaaladda Soomaaliya oo ka socda Kismaayo

Kismaayo —  Shir ay ka qeyb galayaan saraakiisha maxkamadaha, garsoorayaasha iyo madaxda wasaaradda cadaaladda Soomaaliya ayaa ka soconaya Kismaayo maalintii sadexaad waxaana lagu wadaa...

Bandhigga VOA: Dagaal beeleedyada ka socda qeybo ka mid ah Soomaaliya

Bandhigga VOA: Dagaal beeleedyada ka socda qeybo ka mid ah Soomaaliya Barnaamijkii Bandhigga VOA waxa uu todobaadkan ku saabsan yahay colaad beeleedyada toddobaadyadii ugu...

Kulankii Golaha Shacabka Soomaaliya oo u baaqday kooram la’aan

Muqdisho —  Kulankii labaad ee kalfahdiga shanaad ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta baaqday maalmo uun kadib markii ay soo xaadiri waayeen tiro buuxda ee...

Faahfaahinta waxa ay ka wada hadlayaan hay’adaha amniga garoomada Mareykanka iyo Soomaaliya ee la xiriira duulimaadyada

, 2024-07-10 13:01:27 , Getty ImagesQoraalka sawirka, Shaqaale ka tirsan TSA oo hubinaya qof rakaab ah10 Luulyo 2024Waxa maalintii labaad Muqdisho ku...

Muxuu salka ku hayaa khilaafka cusub ee u dhaxeeya Wasaaradda iyo Xiriirrada Ciyaaraha ee Soomaaliya

, 2024-07-08 10:10:31 , Wasaaradda CiyaarahaQoraalka sawirka, Wasiirka ciyaaraha, wasiir kuxigeenka gaashaandhiga iyo Gudoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Cali Shiino8 Luulyo 2024Khilaaf cusub...

Recent articles

spot_img