25.2 C
Mogadishu

Tag: Soomaalida

Urur u dooda xuquuqda qaxootiga Soomaalida Kenya oo dadaal ugu jira horumarinta qaxootiga

Ururka Kadana oo ah urur ay ku mideysanyihiin dadka u dhaq-dhaqaaqa arrimaha qaxootiga Soomaalida ee ku nool Kenya ayaa sheegay, in ay dardar-gelin...

Soomaalida ku nool Ontario oo helaya mushaar kordhin

Dowladda gobolka Ontario ee dalka Canada ayaa ku dhawaaqday lacag kordhin loo sameynayo shaqaalaha gobolka Ontario oo ah kan ugu dadka badan Canada. Gobolkaasi...

Kal-fadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Dowlad-deegaanka Soomaalida oo lasoo gaba gabeeyay

Waxaa magaalada Jigjigalagu soo gaba gabeeyay kal-fadhigii todobaad ee golaha lixaad ee baarlamaanka Dawlad-deegaanka Soomaalida, kaas oo socday mudo saddex cisho ah.Wariyaha VOA-da,...

Kal-fadhiga baarlamanka Dowlad-Deegaanka Soomaalida oo furmay

Jigjiga —  Waxaa magaalada Jigjiga Arbacadi shalay ka furmay kal-fadhiga todobaad ee golaha lixaad ee Baarlamaanka Deegaanka Soomaalida Itoobiya.Warbixintan waxaa Jigjiga kasoo diray, Maxamed...

Aragtida Soomaalida Minnesota ee ka haridda Biden ee tartanka

Qaar ka mid ah Soomaalida ku nool gobolka Minnesota ayaa iyaguna firkradahooda iyo aaraa'dooda ka dhiibtay, go'aanki uu madaxweyne Biden shalay ku gaaray...

Barnaamijka Dhallinyarada: Tahriibka Dhallinyarda Soomaalida oo hoos u dhacay

Barnaamijka Dhallinyarada waxaa ku jira qodobo ay ka mid yihiin; Tahriibka Dhallinyarda Soomaalida oo hoos u dhacay, iyo waqtigaaga kuleylka xagaagga oo fursado...

Todobaadka Ciyaaraha Soomaalida Toronto oo lasoo gaba gabeeyay

Magaalada Toronto ee dalka Canada waxaa lagu soo gabagabeeyay toddobaadka cayaaraha Soomaalida ee Canada oo la qabanayay soddonkii sano ee lasoo dhaafay.Waxaa tartanka...

Soomaalida iyo xanuunada maskaxda ee ka dhasha maandooriyaha

Soomaalida iyo xanuunada maskaxda ee ka dhasha maandooriyaha Read More

Wareysi: Safiya Kaynaan oo ka shaqeysa arrimaha qoyska Soomaalida Jarmalka

Dalka Jarmalka waxa uu ka mid yahay dalalka ay Soomaalidu ugu badan yihiin qaaradda Yurub. Soomaalida ayaa sanadihii u dambeeyay ku sii kordhayay...

Ciyaaraha Todobaadka Soomaalida Toronto oo xalay furmay

Magaalada Toronto ee dalka Canada waxaa xalay ka furmay cayaaraha toddobaadka Soomaalida oo lasoo qabanayay soddonkii sano ee u dambeeyay.Qaban qaabiyeyaasha ayaa ujeedka...

Dhalinyarada Soomaalida ee guulaha ka gaaray nolosha Yurub

Berlin —  Qaar ka mid ah dhalinta Soomaalida ee qaxootinimada ku galay Jarmalka 10-ki sano ee u danbeeyey, ayaa sameeyay horumar waxbarasho iyo mid...

Warbixin: Saameynta hayb sooca ee guurka Soomaalida

Inkasta oo hayb sooca ama takoorka qabiilka ku salaysan aanu diin iyo dhaqan midna salka ku hayn, haddana muddo dheer ayuu ka dhex...

Recent articles

spot_img