Todobaadka Ciyaaraha Soomaalida Toronto oo lasoo gaba gabeeyay

0
151

Magaalada Toronto ee dalka Canada waxaa lagu soo gabagabeeyay toddobaadka cayaaraha Soomaalida ee Canada oo la qabanayay soddonkii sano ee lasoo dhaafay.Waxaa tartanka ka qeyb galay 16 koox oo ka socday Yurub, Mareykanka iyo magaalooyinka kala duwan ee Canada. Waa kan Xuseen Nur Xaji oo warbixintan innoo haya.

Embed

share

Toddobaadka Ciyaaraha Soomaalida Toronto oo lasoo gaba-gabeeyay

by VOA

Embed

share

The code has been copied to your clipboard.

The URL has been copied to your clipboard

La wadaag Facebook

La wadaag Twitter

No media source currently available

0:00

0:03:21

0:00

Direct link

16 kbps | Ku dhageyso MP3

32 kbps | Ku dhageyso MP3

48 kbps | Ku dhageyso MP3

Pop-out player

Halkaan ka daawo qaar ka mid ah sawirrada uu noo soo diray, wariyaha VOA-da ee Toronto, Xuseen Nur Xaji.

Dad weynihi kasoo qeybgalay munaasabaddii xiritaanka ee Todobaadka Ciyaaraha Soomaalida Toronto, 2024.

Madaxda soo qaban qaabisay barnaamijka

Ciyaartooydi ku guuleystay koobka.

Kooxda tartanka ku guuleystay oo kor u qaadeysa koobka ay hanatay.

Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here