25.2 C
Mogadishu

Tag: Soomaalida

Wareysi: Sidee sanadkan aheyd xaaladda Xujayda Soomaalida?

Makkah —  Kulayl darran oo jirey ayaa sanadkan sabab u noqdey inay in ka badan 1000 qof ku geeriyoodaan Xajka. Dadkaas ayaa waxaa ka...

Xuska maalinta geela, Soomaalida iyo dhaqashadiisa, wareysi

Maanta oo kale oo ku beegan 22-ka bisha June, waxaa dunida laga xusaa maalinta geela oo dhaqanka Soomaalida kaga jira kaalin muhiim. Qaramada Midoobay...

Maxa sababa tahriibka dhallinyarada Soomaalida?

Maxa sababa tahriibka dhallinyarada Soomaalida? Read More

ILEYSKA VOA: Ahmiyadda is-cafinta ee xalinta colaadaha Soomaalida

ILEYSKA VOA: Ahmiyadda is-cafinta ee xalinta colaadaha Soomaalida Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu todobaadkan ku saabsan yahay is-cafinta iyo ahmiyadda ay u leedahay colaadaha,...

Wareysi: Intee le’eg tahay dhibaatada deegaanka dhulka Soomaalida?

Muqdisho —  Maalinta deegaanka adduunka ayaa sanad walba la xusaa 5-ta bisha June maanta oo kale, waxaana lagu dhiirigeliyaa wacyigalinta iyo wax qabadka ilaalinta...

Xasan Sheekh oo booqday xarunta ugu weyn ganacsiga Soomaalida Islii

Nairobi —  Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud oo xalay booqasho ku tagay xaafadda Soomaalida ee islii ee magaalada Nairobi ayaa bogaadiyay hormarka...

Hargeisa: Ololaha dib u soo nooleynta suugaanta Soomaalida

Hargeisa —  Inkasta oo suugaanta Soomaalida la isugu gudbin jiray dhinaca afka, ayaa haatan waxaa soo badanaya in dedaalada la doonayo, in dib loo...

Madxaf lagu maamuusayo dib u heshiisiinta Soomaalida oo Carta laga dhisayo

Jabuuti —  Mas’uuliyiinta Jabuuti iyo kuw Soomaalida ayaa ka hadlay madxaf lagu maamuusayo xusuusta shirkii dib u heshiisiinta Soomaalida ee magaalada Carta ee dalka...

Xamza oo booqday xarunta ugu weyn ganacsiga Soomaalida Islii

Nairobi —  Ra’iisul Wasaaraha Somaaliya Xamza Cabdi Barre oo maalmahaan ku sugan magaalada Nairobi ayaa xalay booqday xarunta ganacsiga BBS Mall ugu weyn ee...

Tirada dilalka dhallinyarada Soomaalida Minnesota oo korortay

Washington —  Hoggaamiyayaasha dhalinyarada Soomaalida ee gobolka Minnesota ayaa sheegay in mar kale la arkay tirada dhalinyarada dilka loo gaysanayo oo korodhay sannadkan marka...

Faaqidaadda: Dhallinyarada Soomaalida ah ee ku jira xabsiyada Yurub

Faaqidaadda: Dhallinyarada Soomaalida ah ee ku jira xabsiyada Yurub Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay dhallinyarada Soomaalida ah ee ku jira xabsiyada...

Recent articles

spot_img