Soomaalida ku nool Ontario oo helaya mushaar kordhin

0
179


Dowladda gobolka Ontario ee dalka Canada ayaa ku dhawaaqday lacag kordhin loo sameynayo shaqaalaha gobolka Ontario oo ah kan ugu dadka badan Canada.
Gobolkaasi oo ay ku taallo magaalada Toronto, ayaa waxaa waxaa deggen Soomaalida ugu badan ee dalka Canada, waxeyna kamid yihiin dadka soo dhaweeyay tallaabada ay qaadday dowladda.Waa kan wariyaha VOA-da, Xuseen Nur Xaji oo warbixintan Toronto kasoo diray.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here