25.8 C
Mogadishu

Tag: nool

Tekmaal International oo ku takhasustay ICT-ga Tekmaal International waa shirkad tiknoolajiyadeed oo Soomaaliyeed oo xarunteedu tahay Nairobi, Kenya. Shirkaddu waxay bixisaa adeegyo ICT oo kala duwan oo ay ka mid yihiin nidaamyada isgaarsiinta, IT-ga, iyo xalalka dhijitaalka...
Websites-ka ganacsiISOM Digital Solutions waxay dhistaa websites-yo ganacsi oo dhab ah, e-commerce, web applications, iyo nidaamyada astaanta (brand). Shirkaddu waxay diiradda saartaa in dhismaha ay ku salaysnaato hawlgalka dhabta ah ee ganacsiga.NaqshaddaISOM waxay bixisaa naqshad interface-ka...

Boosaaso: Dadka la nool HIV/AIDS oo sameystay dallad

Boosaaso —  Dadka la nool xannuunka HIV/AIDS ee dagan magaalada Boosaaso ayaa sheegay in ay sameysteen dallad ay ku mideysan yihiin.Dalladan ayaa ka sahqeyn...

DFS oo digniin u dirtay shacabka ku nool goobaha Al-Shabaab

Muqdisho —  Dowladda Soomaaliya ayaa mar kale ugu ugu baaqday dadka rayidka ah inay ka fogaadaan aagagga ay kula dagaallamaan kooxda Al-Shabaab kuwaasoo ay...

Kor u kaca dhoofka liinta iyo xoolaha nool ee Kismaayo

Dhaqdhaqaaq ganacsi oo la xiriira dhoofinta wax soo saarka liinta iyo xoolaha nool ayaa ka socda magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland. Liinta iyo...

Soomaalida ku nool Ontario oo helaya mushaar kordhin

Dowladda gobolka Ontario ee dalka Canada ayaa ku dhawaaqday lacag kordhin loo sameynayo shaqaalaha gobolka Ontario oo ah kan ugu dadka badan Canada. Gobolkaasi...

Recent articles

spot_img