Wasaaradda Deegaanka Somaliland ayaa sheegtay in dhibaatooyin ka dhashay isbaddalka cimmilada dartood ay sababeen, in kumannaan qoys ay ku barakacaan gudaha Somaliland.Wasaaraddu waxay...
Asmara —
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safar aan la shaacin galabta ku tagay magaalada Asmara ee dalka Eritrea, oo xulufo dhow ay...
Hargeysa —
Guddiga doorashooyinka ee Somaliland ayaa sheegay in doorashada ay ku qabsoomi doonto waqtigeeda oo ku began 13-ka bisha November ee sanadkaan.Guddiga ayaa...
Ankara —
Somaliland ayaa hadashay wadahadalladii Ankara ku dhexmaray Soomaaliya iyo Itoobiya ee ku saabsanaa xal u helista khilaafka labada dhinac ee ka dhashay...
Muqdisho —
Soomaaliya ayaa dirtay wasiirka Arrimaha Dibedda Axmed Macallin Fiqi oo maanta u safray Turkiga, waxaana la sheegayaa in Addis Ababa ay iyaduna...
Markanna dhageystayaal waxa aad ku soo dhowaataan Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka oo uu marti ku yahay Guddoomiyaha Guddi-hoosaadka Dhaqaalaha ee Golaha Wakiillada ee...
Hargeysa —
Somaliland ayaa xalay laga xusay munaasabada 26-ka June. Somaliland waxay horay u sheegtay in midnimadii ay la gaartay Koonfurta Soomaaliya ay la...
Muqdisho —
Waxaa xalay magaalada Muqdisho lagu qabtay munaasabadda 26-ka June oo ku saabsan maalintii Gobollada Waqooyi ee Somalia ee hadda loo yaqaanno Somaliland...
Hargeysa —
Dib u dhac kale ayaa ku yimid fadhi ay Golaha Wakiillada Somaliland ku ansixi lahaayeen miisaaniyadda sannadkan 2024-ka, kaddib marki kooramka golaha...