25.8 C
New York

Martida Makarafoonka: Xil. Xuseen Ismaaciil Jaamac

Published:


Markanna dhageystayaal waxa aad ku soo dhowaataan Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka oo uu marti ku yahay Guddoomiyaha Guddi-hoosaadka Dhaqaalaha ee Golaha Wakiillada ee Somaliland Xuseen Ismaaciil Jaamac ayaa ku saabsan ansixinta miisaaniyadda ee Golaha Wakiillada Soomaaliland. Waxaa magaalada London ku soo diyaariyay lana socodsiinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img