26.8 C
Mogadishu

Tag: qof

18 qof oo lagu dilay colaad ka dhacday xadka Tana River iyo Gaarisa

Gaarisa —  Ururrada bulshada rayidka ah ee gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya ayaa baaq nabadeed u diray, beelo dhawaan ku dagaallamay degmada Tana...

5 qof oo ku dhintay qarraxyo ka dhacay Xamar Weyne

Muqdisho —  Ugu yaraan 5 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen laba qarax oo 24-kii saac ee la soo dhaafay ka dhacay...

Puntland: 45 qof oo shilal baabuur ugu dhintay lixdi bil ee lasoo dhaafay

Maamulka Puntland ayaa sheegay in lixdii bilood ee lasoo dhaafay ay deegaannada Puntland ka dhaceen 800 oo shil-baabuur ah . Shilalkaasi ayay warbixintu sheegeysaa...

Dowladda Somaliya oo sheegtay in 37 qof lagu dilay weerarki Xeebta Lido

Dowladda Soomaaliya ayaa Sabtidi sheegtay, in tirada dadki lagu dilay qaraxi habeen hore lagu bartilmaameedsaday Xeebta Lido ee magaalada Muqdisho ay gaartay 37...

Ufeyn: 13 qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhashay gaaska cuntada lagu karsado

Degmada Ufayn ee gobalka Bari, ku dhowaad 13 qof ayaa waxaa soo gaaray dhaawacyo, kadib markii ay ku qaraxday haanta gaaska cuntada lagu...

Xasan Sheekh oo sheegay in ay ka go’an tahay doorasho qof iyo cod ah

Muqdisho —  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed ay dhowaan siin doonaan fursadad ay codadkooda ku dhiibtaan, dalkana ay gaarsiin...

5 qof oo ku dhintay dagaal beeleed ka dhacay Luuq

Wararka naga soo gaaraya degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in ugu yaraan shan qof oo saddex ka mid ahi ay dumar...

Cudurka shuban biyoodka oo 20 qof ku dilay Baraawe

Baraawe —  In ka badan 20 qof ayaa u dhintay qaar kalena way la il daran yihiin xanuunka shuban biyoodka oo ka dillaacay magaalada...

Dagaal beeleedyo ka dhacay Galgaduud oo ay ku dhinteen in ka badan 55 qof

Isku dhacyo hubeysan oo dhex maray Sabtidii laba beelood oo wada dega Gobolka Galguduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa inay ku...

QM: Kumanaan qof ayaa ku barakacay roobab ku da’ay Soomaaliya

Muqdisho —  Xafiiska Qaramada Midoobay ee bani’aadannimada ayaa sheegay in roobabka da’aya ee guud ahaan gobolka Bariga Afrika saameeyeen ilaa 600,000 oo qof.OCHA ayaa...

Kulamo la xiriira doorashadii qof iyo cod ee Puntland oo la qabtay

Garoowe —  Dallada Ururada Bulshada Rayidka Puntland ee (PUNSAA) ayaa doorashooyinkii golayaasha degaanka ee Puntland ka dhacay kadib waxay in ka badan 10 degmo...

Afar qof oo ku dhintay qarax ka dhacay Ceel Waaq

Ceel Waaq —  Ugu yaraan afar qof ayaa ku dhimatay ilaa lix kalena way ku dhaawacmeen qarax saaka ka dhacay magaalada Ceel Waaq Kenya...

Recent articles

spot_img