Friday January 10, 2025Mohamed Abdi Afweyne (center), flanked by associates, disembarks from a plane in Mogadishu on Thursday following his release from a...
Gaalkacyo —
Kulan u socday wasiirro ka kala tirsan maamullada Galmudug iyo Puntland ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Gaalkacyo waxaana laga soo saaray go’aanno...
Boosaaso —
Afhayeenka ciidmada Puntland Jeneraal Maxamuud Maxamed Axmed ayaa sheegay in habeenimadii xalay ay duqaymo ka dhaceen deegaanka Buuralayda Il iyo Camayra ee...
Gaalkacyo —
Mas’uuliyiin ka kala socota labada maamul ee Galmudug iyo Puntland ayaa maanta ku kulmey magaalada Gaalkacyo. Labada dhinac ayaa ka wada-hadlaayey xalka...
Boosaaso —
Gacansatada leh gaadiidka booyahada shidaalka rara ee isaga kala goosha gobollada Puntland iyo deegaannada kale ee Soomaaliya ayaa cabasho ka muujiyay, canshuur...
Boosaaso —
Sida ay sheegeen mas’uuliyiinta maamulka Puntland, maleeshiyo ka tirsan kooxda Daacish ayaa saaka weerar ku qaaday fariisimo ciidanka Puntland ay ku lahaayeen...
Garoowe —
Waxaa galabta lagu wadaa in magaalada Garowe lagu soo gaba gabeeyo tartan kubadda cagta ah oo maalmahan halkaasi uga socday kooxo matalayay...