24.4 C
New York

Dadaal lagu heshiisiinayo beelo ku dagaallamay Mudug

Published:

[ad_1]

Gaalkacyo — 
Salaadiinta iyo odayaasha dhaqanka ee deegaannada Galmudug iyo Puntland ayaa wada dadaallo nabadeed oo qaboojinayo colaad dhex martay beelo wada dega gobolka Mudug.Wariyaha VOA-da ee Gaalkacyo, Cabdiwaxid Macalim Isxaq ayaa arrintani ka wareystay, Suldan Cabdinasir Jaamac Seed oo ka mid ah salaadiinta gobolka Mudug.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img