[ad_1]
Garoowe —
Xulka kubadda cagta gobolka Nugal ayaa shalay ku guuleystay koobka tartanka kubbadda cagta ee goobollada Puntland, kaddib marki ay ciyaarti kama danbeysta 4-2 uga badiyeen xulka Bari.Warbixintan waxaa Garowe kasoo diray, Nuh Mussa Birjeb.
[ad_2]
Read More

