Muqdisho —
Barnaamijka Martida Makrafoonka waxaa marti ku ah wasiirka howlaha guud ee Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur, waxaana ka wareysanay heshiiska ay Soomaaliya...
Markanna dhageystayaal waxa aad ku soo dhowaataan Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka oo uu marti ku yahay Axmed Maxamuud Cumar oo ah Ku-simaha Guddoomiyaha...