Caweyska Washington: Taariikhda fannaankii Maxamuud Xaaji Cali Gaaywarow

0
184


WASHINGTON — Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan waxaad ku maqli doontaan taariikh kooban oo ku saabsan fannaankii Maxamuud Xaaji Cali Gaaywarow oo uu Barnaamijka Caweyska uga warramayo wariyihii xariirin jiray riwaayadaha Banaadiriga, Maxamed Aweys Muudey (Boqorka Bartamaha). Caasha Ibraahim Aadan (Caasha Cuud) ayaa barnaamijka soo diyaarisay soona jeedineysa.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here