20.8 C
New York

Barn. Martida Makarafoonka: Gud. Saalax Cali Maxamuud

Published:


Ku soo dhowaada Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka oo toddobaadkan waxaa marti ku ah Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir Garsoore Saalax Cali Maxamuud. Barnaamijka waxaa soo diyaarisay Falastiin Axmed Iimaan waxaana soo jeedinaya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img