Muqdisho —
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in inta badan sahmintii shidaalka ee shirkadda Turkiga ay ka wadday Soomaaliya ay soo gabagabowday.
Wasiirka Shidaalka Soomaaliya, Daahir...
Hargeysa —
Dadka ku nool deegaannada maamulka Somaliland ayaa Arbacadi shalay ka codkooda ka dhiibtay doorasho taariikhi aheyd, oo ay ugu muhiimsantahay tan madaxweynaha.
Guddoomiyaha...
Hargeysa —
In ka badan hal milyan oo qof oo diiwaan gashan ayaa maanta u dareeray goobaha codbixinta ee doorashada madaxtinimada ee Somaliland.
Doorashadan waa...
Muqdisho —
Shirkadda diyaaradaha Kenya Airways ayaa sheegtay inay hakineyso duulimaadyadii ay ku tegi jirtay Muqdisho, laga billaabao 14-ka October.
War-saxaafadeed ay soo saartay ayey...
Muqdisho —
Waxaa natiijo la’aan ka soo dhammaaday shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee ka socday Villa Somalia, iyada oo madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe uu...
Baydhaba —
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa magaalada Baydhaba ee xarun KMG ah ee maamulka Koonfur...
Nairobi —
Colaadaha soo noq-noqda ee Soomaaliya ayaa dadku ku kala aragti duwan yihiin, iyadoo qaar ka mid ah siyaasiinta iyo wax garadka Soomaalida...
Wadahadallo nabadeed oo uu gar-wadeen ka ahaa Mareykanka oo u dhaxeeyay dhinacyada ku dagaallamaya Sudan, ayaa ku guuldarreystay in ay soo afjaraan dagaalka...
Waddamada Iskaashiga Islaamka ayaa lahjad adag ku dhaleeceeyay Israel, iyaga oo ku dhaliilay tallaabooyin aan wanaagsaneyn sida ay sheegeen oo ka dhan ah...