20.5 C
New York

Maxaa kasoo baxay wadahadallada nabadda Sudan ee Geneva ?

Published:


Wadahadallo nabadeed oo uu gar-wadeen ka ahaa Mareykanka oo u dhaxeeyay dhinacyada ku dagaallamaya Sudan, ayaa ku guuldarreystay in ay soo afjaraan dagaalka sokeeye ee Sudan ka socda muddada 16-ka bilood ah.Hase ahaatee, sarkaal sare oo ka tirsan dowladda Mareykanka ayaa sheegay, in wadahadalladani ay sahleen in malaayiin qof oo ku gaajeysan Sudan ay galaangal u helaan cunto, dawo iyo waxyaabo kale oo aas-aasi u ah nolosha aadanaha oo ka xannibnaa in muddo ah.Lisa Schlein ayaa warbixintan kasoo dirtay Geneva, waxaa soo jeedinaya Nur Hassan Nur.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img