26.8 C
Mogadishu

Tag: loo

Maxamed Sh. Cismaan Jawaari oo aas qaran loo sameeyay

Allaha u naxariistee Guddoomoyihii hore ee Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta lagu aasay qabuuraha Sheekh Suufi oo ku dhow...

Wareysi: Barakacayaasha Burco oo loo sameeyey beero casri ah

Burco —  Ku dhawaad 2,000 oo qof oo ka mid ah dadka barakacayaasha ah ee ku nool magaalada Burco ayaa la sheegay in loo...

Buundada Buulo-burde oo dib loo dayac-tiray

Kaddib marki ay sannadki 2022-ki ay miino ku burburiyeen kooxda Al Shababa, ayaa todobaadkaan dib loo howlgeliyay buundada magaalada Buulo-burde ee gobolka Hiiraan. Dib...

Barnaamijka Dhallinyarada: Dhallinyaro loo xiray hadallada baraha bulshada

Muqdisho —  Mas’uuliyiimnta amniga ee dawladda federaalka ayaa dhowaan xiray dhallinyarao isticmaasha baraha bulshada oo lagu eedeeyey inay barahooda ku faafiyeen macluumaad anshaxa ka...

Real Madrid oo markii 15-aad loo caleema-saaray boqorradda Yurub

London —  Real Madrid ayaa markii 15-aad loo caleemo saaray boqoradda qaaradda Yurub kadib markii ay 2-0 ku garaacday kooxda Borussia Dortmund finalka Champions...

Muqdisho: Baaris caafimaad oo aragga ah oo loo sameynayo 8,000 oo arday

Muqdisho —  Munaasabad lagu daah furayey baaris caafimaad oo dhinaca aragga la xiriirta ayaa loo sameeyey ardayda dhigata Jaamacada Ummadda, kuwaas oo ka kala...

Fallanqeyn: Ma haboon tahay in toos loo daawado kiisaska maxkamadaha Soomaaliya?

Muqdisho —  Maxkamadaha Soomaaliya ayaa dhawaanahan billaabay in dacwadaha ka socda dhegaysigooda ay dadweynuhu kala socdaan qalabka warbaahinta iyagoo ku kala sugan daafaha dunida.Daahfurnaanta...

James Swan oo loo magcaabay sii-hayaha ergeyga QM ee Soomaaliya

Muqdisho —  Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa Salaasadii u magcaabay James Swan oo u dhashay dalka Maraykanka inuu noqdo sii hayaha...

Ciidanka ammaanka waddooyinka Boosaaso oo dib loo howl-gelinayo

Boosaaso —  Magaalada Boosaaso waxaa laga billaabay qorshe dib loogu howlgelinayo ciidanka ammaanka waddooyinka ee taraafikada.Arrintan ayaa wariyaha VOA-da ee Boosaaso, Yusuf Maxmuud Yusuf...

Iskaashatada Kaluumeysiga Muqdisho oo loo rarayo suuq cusub

Muqdisho —  Iskaashatada Kaluumeysiga Dan Kulmis, ayaa markii ugu horeysay in ka badan muddo 30 sano ah, waxa ay dowladda Soomaaliya ka rareysaa dhulkii...

Recent articles

spot_img