25.5 C
Mogadishu

Tag: loo

Shirkii Golaha Wadatashiga oo dib loo dhigay ayadoo aan lagu heshiin

Muqdisho —  Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa shalay gelinkii dambe shaaciyay in dib la isugu soo laaban doono shirkii Golaha Wadatashiga...

Su’aalo ka dhashay habka loo maray heshiiskii Cabdi Xaashi iyo Saalax

Muqdisho —  Xildhibaanada labada aqal ee baarlamanka Soomaaliya ayaa ku kala aragtida duwan hannaanka loo maray heshiiska dib uga laabashada xilka ka xayuubinta uu...

Biyo gelin loo sameynayo barakacayaasha duleedka Kismaayo

Kismaayo —  Deegaanada waqooyiga ka xiga magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, oo ay ku barakaceen kumanaan Beeraleey iyo Xoolo dhaqato ahaa, ayaa waayadii...

Jeneral Asad Cusmaan oo loo magacaabay taliyaha booliska Soomaaliya

Muqdisho —  Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa maanta ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Amniga Gudaha ee magacaabista Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, kaasi oo loo...

Xildhibaanada Soomaaliya oo ku kala aragti duwan habka loo maaraynayo xiisadda Ethiopia

Xubno ka tirsan golaha shacabka ee laga soo doorto Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa xilligan ku kala aragti duwan qaabka dowladda Soomaaliya ay uga...

Galka baarista: Halista daawooyinka sida khaldan loo qaato

Galka baarista: Halista daawooyinka sida khaldan loo qaato Read More

Askar iyo saraakiil loo xiray qaraxii Liido

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in qaraxii ka dhacay Liido loo xiray askar & saraakiil ciidan, kuwaas oo lagu eedeeyay dayac amni. Sidoo kale,...

Waaxda Adeegga Dad-Dhigidda Banadir oo dib loo howl-geliyay

Maamulka Gobolka Banadir ayaa todobaadkaan dib u howl-geliyay Waaxda Adeegga Dad-Dhigidda, taas oo aanan dalka ka shaqeyn muddo ku siman 34 sano. Waaxdan oo...

Golaha wakiilada Somaliland oo ku gacan-saydhay eedii loo jeediyey Xildhibaan Maxamed Abiib

Guddoomiyaha guddida joogtada ah ee gollaha wakiiladda Somaliland, Xildhibaan Cabdikariin Aadan Cumar ayaa faahfaahin ka bixiyay qodobadii ku xusnaa eeddii ay xeer-ilaalinta Somaliland...

Xal ma loo heli karaa xiisadda hubka lagu qabsaday Caabudwaaq?

Caabudwaaq —  Hadal hayn badan ayaa ka dhalatay markii laba baabuur oo kuwa xamuulka ah oo sida hub noocyo kala duwan ah uu gacanta...

Xarumo cusub oo loo dhisay qaar ka mid ah degmooyinka Hargeysa

Hargeysa —  Mas’uuliyiinta Dowladda Hoose ee magaalada Hargeysa ayaa sheegay inay dhamaystireen dhismeyaasha 5 xarumood kuwaasi oo ka mid ah 9-ka degmo ee ay...

Wicitaanka Dhageystaha: Sida loo ilaalin karo luuqadda Soomaaliga

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu ku saabsan yahay sida loo ilaalin karo luuqadda Soomaaliga loogana hortagi karto inay tiranto. Waxaa marti ku ah...

Recent articles

spot_img