25 C
Mogadishu

Tag: lagu

Maxaa lagu fasiri karaa safarada badan ee madaxweyne Xasan ee Eritrea?

Asmara —  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Muqdisho dib ugu noqday ka dib booqasho laba maalmood ah oo uu ku tagay dalka...

Dhalinyaro ku tartamay nadaafadda deegaanka oo xalay Muqdisho lagu guddoon-siiyay abaalmarinno

Waxaa xalay magaalada Muqdisho lagu abaal mariyay dhallinyaradii ka shaqeyneysay Mashruuc waddani ah oo loogu magac daray "Xus oo xaaqo" kaas oo ahaa...

Faaqidaadda: Isbeddelka lagu sameeyey muddo xileedka madaxweynaha Jubaland

Kismaayo —  Barnaamijka Falanqeynta Toddobaadka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay isbeddelkii xildhibaanada ay ku sameeyeen dastuurka Jubaland, kaasi oo u ogolaanaya in madaxweynaha...

Buug ka hadlaya dhaqanka iyo taariikhda Soomaaliya oo lagu soo bandhigay Nairobi

Nairobi —  Waxaa xalay madxafka qaranka Kenya ee magaalada Nairobi lagu soo bandhigay buug ka hadalaya dhaqanka hiddaha iyo taariikhda Soomaaliya kaasi oo ay...

Kulanka Dowladda iyo dadweynaha oo lagu qabtay Garoowe

Garoowe —  Magaalada Garoowe ayaa waxaa lagu qabtay shir loogu magac daray kulanka Dowladda iyo dadweynaha. Kulankaas ayey dadkii ka qeybglay ay su’aalo ku weydiinayeen...

Beledweyne: Dabley weerartay goob lagu qeybinayey hilib

Beledweyne —  Hal qof ayaa ku dhintay laba kalana waa ku dhaawacmeen ka dib markii dabley hubeysan ee soo weerareen goob dadlka loogu qaybinayay...

Buugga Ileys Af-Soomaali oo lagu soo bandhigay Nairobi

Magaalada Nairobi waxaa shalay lagu soo bandhigay buugaag isugu jiray Af-Soomaali iyo sheeko xariireedka carruurta, kaas oo ay qortay Nimco Nur oo ah,...

Cuba oo diiday war Mareykanka uu ka soo saaray dhaqaatiir lagu la’yahay Soomaaliya

Havana —  Dowladda Cuba ayaa ugu gacan sayrtay in aysan ku filneyn bayaan ay Mareykaanka dhowaan ka soo saareen xaaladda laba dhaqtar oo Cuban...

Tartanka baaskiilka oo lagu soo geba-gebeeyey Hargeysa

Hargeysa —  Waxaa magaalada Hargaysa lagu soo geba-gabeeyey ciyaaraha baaskiilka oo ah tartan u dhaxeeyey dhallinyarada magaalada.Mas’uuliyiinta wasaaradda ciyaaraha Somaliland ayaa ka hadlay, oof...

Howlgal mukhaadaraad iyo dad lagu soo qabtay oo ka dhacay Garoowe

Garoowe —  Howlagal ay magaalada Garoowe ka samynayeen habeenadii la soo dhaafay ciidamo isku dhaf ah ayay ku soo qabteen mukhaadaraad lagu gubay Garoowe,...

Minneapolis: 5 Soomaali ah oo lagu helay dambi la xiriira kiiskii Feeding our Futer

Minneapolis —  Guddi xeer-beegti ah ayaa Jimcihi shalay danbi ku helay shan qof oo ka mid ah ilaa 70 eedeysane oo Soomaali u badan...

Maamulka Nugaal oo soo saaray amarro lagu xakameynayo mukhaadaraadka

Maamulka Nugaal oo soo saaray amarro lagu xakameynayo mukhaadaraadka Guddiga Aminga Gobolka Nugaal ee Puntland ayaa shalay soo saaray awaamir lagu xakameynayo maandooriyaha. Read More

Recent articles

spot_img