24.4 C
Mogadishu

Tag: iyo

Talaado, Jan 14, 2025-Ciidamada Dowladda iyo Kuwa Jubbaland oo weeraray saldhigyo Al shabaab ku lahaayeen Badhaadhe

Ciidamada Dowladda iyo Kuwa Jubbaland oo weeraray saldhigyo Al shabaab ku lahaayeen Badhaadhe ...

Dagaal mar kale dhex-maray ciidamada Puntland, iyo Daacish

Boosaaso —  Maamulka Puntland ayaa sheegay in dagaal xooggan u dhexeeya ciidamada Puntland iyo ururka Daacish ay ku dileen in ka badan 20 qof...

Wareysi: Cali Balcad oo faah-faahiyey kulankii Xasan Sheekh iyo Abiy

Muqdisho —  Soomaaliya iyo Ethiopia ayaa ku heshiiyay in xiriirkoodii ay dib u soo celiyeen, iyadoo dhinaca kalena Masar ay Qaahira ka sheegtay in...

Soomaaliya iyo Itoobiya oo ku heshiiyay in ay soo celiyaan xiriirkooda

Addis-Ababa —  Itoobiya iyo Soomaaliya ayaa ku heshiiyay inay dib u soo celiyaan oo kor u qaadaan xiriirkooda laba geesoodka ah iyada oo loo...

Bandhigga VOA: Soomaalida iyo horumarka teknoolojiyadda

Bandhigga VOA: Soomaalida iyo horumarka teknoolojiyadda Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay horumarka ay Soomaalida ka gaareen teknoolojiyadda iyo sida isticmaalkeeda...

Galmudug iyo Puntland oo xal u raadinaya colaadda Mudug

Gaalkacyo —  Mas’uuliyiin ka kala socota labada maamul ee Galmudug iyo Puntland ayaa maanta ku kulmey magaalada Gaalkacyo. Labada dhinac ayaa ka wada-hadlaayey xalka...

Martida Makrafoonka: Soomaaliya iyo sanadka cusub ee 2025

Washington, DC — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxa uu ku saabsan yahay sanadka cusub ee 2025-ka iyo mustaqbalka siyaasadda Soomaaliya. Waxaa Barnaamijka marti ku...

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha Ku soo dhowaada Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee VOA waxaana toddobaadkan si wadajir ah u soo jeedinaya Ibraahim Xasan Daandureey...

Maxaa ka soo baxay wada-hadalladii Soomaaliya iyo Itoobiya?

Muqdisho —  Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa Muqdisho shalay ku yeeshay waddallado ku saabsan ambaqaadidda heshiiskii Ankara iyo waliba howlgalka cusub ee ciidamada Midowga...

Bandhigga VOA: Soomaaliya iyo ilaalinta xogta shaqsiga

Muqdisho —  Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay; Ilaalinta xogta shaqsiga ee Soomaaliya, iyo heerka ay le’eg tahay dhowristeeda iyo ilaalinteeda,...

Dagaal dhex maray ciidamada Puntland iyo maleeshiyada Daacish

Boosaaso —  Sida ay sheegeen mas’uuliyiinta maamulka Puntland, maleeshiyo ka tirsan kooxda Daacish ayaa saaka weerar ku qaaday fariisimo ciidanka Puntland ay ku lahaayeen...

Wicitaanka: Mustaqbalka heshiiska Soomaaliya iyo Itoobiya

Muqdisho —  Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay heshiiskii 11-kii bishan ay magaalada Ankara ku gaareen Soomaaliya iyo Itoobiya. Haddaba maxaa...

Recent articles

spot_img