25.8 C
Mogadishu

Tag: iyo

Faahin-faahin: Dagaalladii ugu dambeeyey ee Puntland iyo Daacish

Boosaaso —  Saraakiil ka tirsan ciidamada Puntland ayaa lagu dilay, askar kalena waa lagu dhaawacay qaraxyo lagula eegtay buuraleyda Caal Miskaad, halkaas oo toddobaadyadii...

Soomaaliya iyo Masar oo kala saxiixday heshiisyo cusub

Qaahira —  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa Masar, Cabdulfataax Al-Sisi, ayaa kulan muhiim ah oo ay ku yeesheen Qasriga Al-Itixaadiya ee magaalada...

Talaado, Jan 21, 2025-Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay ineysan jirin caqabad hortaagan in laga baaqsado doorasho qof iyo cod ah

Talaado, January 21, 2025 (HOL) - Raysal wasaare ku xigeenka koowaad ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa markale si adag u...

Madasha Haweenka: Haweenka iyo burburka qoyska

Boosaaso —  Barnaamijka Madasha Haweenka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay saameynta ay haweenka ku yeelato burburka qoyska, iyo sababta keenta in qaarkood aysan...

Talaado, Jan 21, 2025-NISA oo ganacsatada, dallaalliinta, iyo darawallada gaadiidka uga digtay inay u dhego-nuglaadaan amarada Alshabaab

NISA oo ganacsatada, dallaalliinta, iyo darawallada gaadiidka uga digtay inay u dhego-nuglaadaan amarada Alshabaab ...

Talaado, Jan 21, 2025-Cali Jeyte “Waxaa igu Walaahi ah in Shabaabka meelaha ay joogaan iyo dadka la nool inaan gantaalo ku dhufan doono”

Talaado, January 21, 2025 (HOL) - U qeybsanaha Xafiiska madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee arrimaha ciidanka Difaaca dadweynaha ee loo yaqaano Macawisleyda Soomaaliya...

Talaado, Jan 21, 2025-Puntland iyo Galmudug oo go’aamo kasoo saaray colaadda u dhexeysa beelaha Sacad iyo Leelkase

Talaado, January 21, 2025 (HOL) - Mas’uuliyiinta labada maamul ee Galmudug iyo Puntland, oo ku hawlan nabadaynta gobolka Mudug, ayaa yeeshay kulan si...

Wararkii ugu dambeeyey dagaalka ciidamada Puntland, iyo Daacish

Boosaaso —  Dagaallo saddexdii maalmood ee la soo dhaafay ku dhex marayay buuraha Caal Miskaad ciidamada Puntland iyo maleeshiyada ururka Daacish ayaa waxaa lagu...

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha Ku soo dhowaada Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee VOA waxaana toddobaadkan si wadajir ah u soo jeedinaya Ibraahim Xasan Daandureey...

Xaalado bani’aadannimo oo laga soo sheegayo Bay iyo Bakool

Xaalado bani'aadannimo oo laga soo sheegayo Bay iyo Bakool Read More

Faaqidaadda: Heshiiska Soomaaliya iyo Itoobiya

Addis-Ababa —  Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay; heshiiska ay Soomaaliya iyo Itoobiya ku gaareen in ay dib u soo celiyaan xiriirkooda...

Bandhigga VOA: Dagaalka Daacish iyo khilaafka DFS iyo Puntland

Boosaaso —  Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay; dagaalka ay Puntland kula jirto kooxda Daacish, oo imanaya xilli uu khilaaf xooggan...

Recent articles

spot_img