25.5 C
Mogadishu

Tag: iyo

War-murtiyeed laga soo saaray kulankii Xasan Sheekh iyo Geelle

Jabuuti —  Madaxweynayaasha Jabuuti iyo Soomaaliya Ismaaciil Cumar Geelle iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan ay ku yeesheen Jabuuti waxay ka soo saareen war-murtiyeed...

Isimo billaabay dhex dhexaadinta Somaliland iyo Khatumo

Laascaanood —  Maalmahan waxaa magaalada Laascaanood ku sugnaa wafdi ka kooban isimada dhaqanka Dowlad-deegaanka Soomaalida, kuwaas oo hogaaminayo Garaad Kulmiye Garaad Maxamed.Isimadan ayaa sheegay...

Faaqidaadda: Doorasho qof iyo cod ma ka dhici kartaa Soomaaliya?

Faaqidaadda: Doorasho qof iyo cod ma ka dhici kartaa Soomaaliya? Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay; doorasho toos ah ama qof...

Bandhigga VOA: Heshiiskii Ankara ee Soomaaliya iyo Itoobiya

Bandhigga VOA: Heshiiskii Ankara ee Soomaaliya iyo Itoobiya Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan heshiiskii ay 11-kii bishan Ankara ku gaareen Soomaaliya...

Afwerki iyo Xasan Sheekh oo wada-hadallo ku yeeshay Asmara

Asmara —  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dib ugu laabtay Muqdisho kadib markii uu wada-hadallo Asmara kula yeeshay dhiggiisa Eritrea Isaias Afwerki. Labada madaxweyne...

Madaxweyne Xasan: Waan isku wadaynaa dagaalka Al-Shabaab iyo doorashada

Muqdisho —  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inay isku wadayaan la-dagaalanka kooxda Al-Shabaab oo ay soo wadeen tan iyo baratamihii sanadkii 2022-kii...

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha Ku soo dhowaada Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee VOA waxaana toddobaadkan soo jeedinaya Ibraahim Xasan Daandureey. Read More

Galka Baarista: Soomaaliya iyo caqabadda khudaarta laga keeno dibedda

Galka Baarista: Soomaaliya iyo caqabadda khudaarta laga keeno dibedda Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay khudaarta iyo geed miroodka Soomaaliya looga...

Erdogan oo booqanaya Soomaaliya iyo Itoobiya

Ankara —  Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa booqan doona Itoobiya iyo Soomaaliya horraanta sanadka soo socda ka dib markii uu dhex dhexaadiyay heshiis...

Wicitaanka: Daroogada iyo dhallinyarada Soomaaliyeed ee Mareykanka

Minneapolis —  Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dhibaatada ay daroogada dilaaga ah ku hayso dhallinyarada Soomaaliyeed ee Mareykanka, gaar ahaan...

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha Read More

Mareykanka oo soo dhoweeyey heshiiska Soomaaliya iyo Itoobiya

Ankara —  Mareykanka ayaa Khamiistii sheegay inuu soo dhaweynayo heshiiska ay Soomaaliya iyo Itoobiya ku gaareen in lagu soo afjaro xiisadda gobolka ee ka...

Recent articles

spot_img