More

    Tag: dhacay

    Wareysiyo: Maxaa ka dhacay Berdaale?

    Washington —  Masuuliyiin iyo xildhibaano kasoo jeeda deegaanka Berdaale ayaa sheegey in dagaalkii Sabtidii ka dhacay Berdaale uu u dhexeeyey maleeshiyo deegaanka ah iyo...

    Wareysi: Sidee u dhacay weerarkii Buurta Caalmadow ee Sanaag?

    Boosaaso —  Duqeyn ay iska kaashadeen Soomaaliya iyo saaxiibada caalamiga ah, ayaa la sheegay inay ka dhacday aag ka mid ah Buurta Caalmadow ee...

    Shil sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay duleedka Boosaaso

    Boosaaso —  Shil gaari oo dhimasho iyo dhaawac sababay ayaa maanta ka dhacay dalcadda laamiga ah ee Dureera oo qiyaastii 17KM u jirta magaalada...

    Iska hor-imaad sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay xeebta Boosaaso

    Boosaaso —  Iska hor imaad sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa xalay ka dhacay xeebta magaalada Boosaaso.Iska hor-imaadka ayaa u dhaxeeyey ciidamada...

    Afar qof oo ku dhintay qarax ka dhacay Ceel Waaq

    Ceel Waaq —  Ugu yaraan afar qof ayaa ku dhimatay ilaa lix kalena way ku dhaawacmeen qarax saaka ka dhacay magaalada Ceel Waaq Kenya...

    Qarax khasaare geystay oo ka dhacay Ceelasha Biyaha

    Muqdisho —  Shaqaale ka tirsan shirkadda isgaarsiinnta ee Hormuud ayaa ku dhintay qarax ka dhacay galabta nawaaxiga Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdishu. Ilo wareedyo ka...