More

    Tag: Ciidanka

    Isniin, Apr 28, 2025-Hogaankii Dhismaha Ciidanka Boliiska ee qaabilsanaa Hirgelinta Dhismayaasha Dawladda oo 34sano kadib la hirgaliyey

    Hogaankii Dhismaha Ciidanka Boliiska ee qaabilsanaa Hirgelinta Dhismayaasha Dawladda oo 34sano kadib la hirgaliyey ...

    Axad, Mar 30, 2025-Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo sheegay in askarigii furimaha dagaalka kasoo baxa la toogan doono

    Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo sheegay in askarigii furimaha dagaalka kasoo baxa la toogan doono ...

    Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah

    Muqdisho —  Ugu yaraan 50 xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab ayaa lagu dilay howlgal duqeyn ah oo laga fuliyay deegaanka Damasha Shabeelow ee gobolka...

    Somaliland oo la wareegtay qaar ka mid ah ciidanka madaniga ee Sanaag

    Ceerigaabo —  Somaliland ayaa sheegtay inay la wareegtay dufcaddii labaad ee xoogagga madaniga ah ee gobolka Sanaag, kuwaasoo la qorsheeyay in ay ka mid...

    Ciidanka Puntland oo qabsaday saldhiggii ugu weynaa ee Daacish

    Boosaaso —  Ciidamada Puntland ayaa duhurnimadii maanta waxa ay maleeshiyada Daacish kala wareegeen dhawr saldhig, oo uu ku jiro saldhigga weyn ee Sheebaab, oo...

    Wararkii ugu danbeeyay ee dagaalka ciidanka Puntland iyo mintidiinta Daacish

    Wararka ka imaanaya Puntland ayaa sheegaya in goobaha ay ku dagaallamayaan ciidamada Puntland iyo kuwa Daacish ee buuraha Caalmiskaad ay maanta degganayeen. Puntland waxa...

    Khamiis, Feb 6 , 2025-Taliska ciidanka xoogga dalka oo faahfaahin ka bixiyay howlgalo ka dhacay gobolka Hiiraan

    Taliska ciidanka xoogga dalka oo faahfaahin ka bixiyay howlgalo ka dhacay gobolka Hiiraan ...

    Ciidanka amniga Waajid oo ka cabanaya mushaar la’aan

    Baydhaba —  Maamulka Degmada Waajid ee koofurta gobolka Bakool ayaa sheegay in ciidamada amniga ee deegaanka aysan muddo sannado ah helin mushaaraadka iyo xuquuqaha...

    Ciidanka Itoobiya ma sii joogayaan Soomaaliya kadib heshiiskii Ankara?

    Muqdisho —  Ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ka jooga Soomaaliya, gaar ahaan howlgalka ATMIS ayaa waqtigu ka dhamaanayaa bisha 31-ka December, waxaana billaaban doona...

    Jeneraal Odowaa oo mar kale loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Xoogga

    Muqdisho —  Sarreeye Gaas, Odawaa Yuusuf Raage ayaa xalay mar kale loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya, kaddib marki ay magacaabistiisa ansixiyeen Golaha...

    Baarlamanka Soomaaliya oo ka dooday mushaar kordhinta ciidanka

    Muqdisho —  Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maalmahaan ka doodaya miisaaniyadda dowladda Soomaaliya ee sanadka soo socda ee 2025-ka.Qodobbada muhiimka ah ee laga dooday waxaa...

    Ciidanka amniga Baydhaba oo fashiliyay qaraxyo

    Baydhaba —  Saraakiisha amniga magaalada Baydhabo ayaa sheegay, in howlgal dhanka amniga ah oo ay magaalada ka sameeyeen ay fashiliyeen weerar loo adeegsan rabay...

    Ciidanka ATMIS oo ka baxay Jowhar

    Ciidamada nabad ilaalinta ATMIS ayaa wada dhaq dhaqaaqyo qeyb ah diyaar garowga ay uga baxayaan Soomaaliya dhammaadka sannadkaan. Laba maalin ka hor ayay aheyd...

    Midowga Africa oo ku baaqay in aanan la dadajin bixitaanka ciidanka ATMIS 

    Gollaha Amaanka ee Midowga Africa ayaa bayaan uu soo saaray shalay ku taageeray, in aan la de dejin bixitaanka ciidamada Midowga Africa ee...

    Ciidanka ammaanka waddooyinka Boosaaso oo dib loo howl-gelinayo

    Boosaaso —  Magaalada Boosaaso waxaa laga billaabay qorshe dib loogu howlgelinayo ciidanka ammaanka waddooyinka ee taraafikada.Arrintan ayaa wariyaha VOA-da ee Boosaaso, Yusuf Maxmuud Yusuf...