22.2 C
New York

Somaliland oo la wareegtay qaar ka mid ah ciidanka madaniga ee Sanaag

Published:


Ceerigaabo — 
Somaliland ayaa sheegtay inay la wareegtay dufcaddii labaad ee xoogagga madaniga ah ee gobolka Sanaag, kuwaasoo la qorsheeyay in ay ka mid noqdaan ciidamada Somaliland.
Tallaabadan ayaa waxaa muddo u joogay magaalada Ceerigaabo wafdi uu hoggaaminayo Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, Maxamed Cali Aw-Cabdi, iyo madaxda dhaqanka ee deegaanka.
Warbixintan waxaa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img