More

    Tag: Axmed

    Caweyska Washington: Fannaan Axmed Gaashaanle

    Caweyska Washington: Fannaan Axmed Gaashaanle Washington — Barnaamijka Caweyska Washington waxaad toddobkaan ku maqli doontaan wareysi uu barnaamijka siiyay Fannaanka Axmed Gaashaanle. Waxaa soo...

    Khamiis, Feb 6 , 2025-Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Cali Kheyre oo boggaadiyay guulaha ciidamada Puntland ka gaareen dagaalka Daacish

    Khamiis, February 6, 2025 (HOL) - Madaxweynahii hore ee Soomaaliya ee Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Raysal wasaare hore Xasan Cali Kheyre ayaa...

    Axmed Al Sharcaa oo Ankara kula kulmay Erdogan

    Ankara —  Hoggaamiyaha cusub ee Dowladda KMG ah ee Suuriya, Axmed Al-Sharcaa, ayaa Talaadadii magaalada Ankara kula kulmay Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan. Labada mas'uul...

    Caweyska Washington: Cadar Axmed Kaahin

    Washington —  Barnaamijka Caweyska Washington waxaan toddobkaan idin kugu haynaa wareysi aan la yeelanay fannaanadda Cadar Axmed Kaahin iyo sheeko xiiso leh oo ku...

    DFS oo guddi u saartay tuhun la xiriira Axmed Madoobe iyo Al-Shabaab

    Muqdisho —  Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday guddi ay sheegeen inuu soo baari doono xiriira ay dowladdu tuhunsan tahay inuu ka...

    Dibad-bax ka dhan ah waaranka loo jaray Axmed Madoobe oo ka dhacay Kismaayo

    Kismaayo —  Magaalada Kismaayo ayaa waxaa maanta ka dhacay dibadbax looga soo horjeedo warqaddii waaranka xariga ahayd ee loosoo jaray Madaxweynaha Jubaland, waxaana shacabka...

    Dowladda oo sharci-darro ku tilmaantay dib u doorashada Axmed Madoobe

    Dowlada Soomaaliya ayaa sharci darro ku tilmaamay doorashadi shalay ka dhacay magaalada Kismaayo, kaas oo mar kale dib loogu doortay madaxweynaha Jubaland, Axmed...

    Axmed Madoobe oo mar kale loo doortay madaxweynaha Jubaland

    Kismaayo —  Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa markii sadexaad maanta xilkaas loogu doortay doorasho maanta ka dhacday magaalada Kismaayo.Doorashadan ayaa waxaa horey sharci-darro...

    Axmed Madoobe oo wada-hadal loogu baaqay

    Muqdisho —  Xilli Deegaanada Jubaland ay ka billawdeen doorashooyin gaar ah oo uu qabsanayo maamulka Jubaland ayaa waxaa isa soo taraya baaqyada ay soo...

    Axmed Siilaanyo oo maanta lagu aasay Hargeysa

    Hargeysa —  Waxaa magaalada Hargeysa maanta aas qaran loogu sameeyay, Allah u naxariistee madaxweyinihii hore ee Somaliland Axmed Maxmed Maxamuud (Siilanyo) oo dhowaan ku...

    Somaliland oo ka jawaabtay hadal ka soo yeeray Axmed Macallin Fiqi

    Hargeysa —  Wasiirka warfaafinta Somaliland ayaa ka jawaabay hadallo uu warbaahinta mariyay wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi oo la xiriiray doorashadii ka...

    Cabdi Xaashi oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Axmed Siilaanyo

    Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo VOA-da la soo xiriiray ayaa ka tacsiyeeyay geerida Madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed...

    Taariikh Nololeedka Axmed Siilaanyo

    Allah ha u naxariistee, waxaa xalay magaalada Hargeysa ku geeriyooday madaxweynihi hore ee Somaliland Axmed Maxamed Maxmuud Siilaanyo, oo sidoo kale xilal ka...

    Xasan Sheekh oo sheegay inuu diyaar u yahay inuu la hadlo Deni iyo Axmed Madoobe

    Muqdisho —  Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu la hadlo oo uu la fariisto Madaxda Dowlad Goboleedyada Jubbland...

    Ifraax Axmed oo nooga warrantay xaaladda gudniinka fircooniga ee Soomaaliya

    Xaaladda gudniinka fircooniga ee gabdhaha yar-yar ee Soomaaliya ayaa wali ah caqabad haysata Soomaalida, inkastoo ay jirto wacyigalin xooggan, haddana gabdhaha baadiyaha fog...

    Axmed Cilmi Guure oo geeriyooday

    Waxaa xalay dalka Canada ku geeriyooday, ALLAH ha u naxariistee Axmed Cilmi Guure, oo ka mid ahaa duuliyaashi hore ee shirkadda Somali Airline.Axmed,...