25.1 C
New York

DFS oo guddi u saartay tuhun la xiriira Axmed Madoobe iyo Al-Shabaab

Published:

[ad_1]

Muqdisho — 
Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday guddi ay sheegeen inuu soo baari doono xiriira ay dowladdu tuhunsan tahay inuu ka dhaxeeyo madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe iyo ururka al-Shabaab.Hadalkan ayaa imanaya xilli khilaafkii muddada u dhaxeeyay Dowladda Federaalka ee Soomaaliya iyo Jubaland uu dhaliyay dagaal shalay ka dhacay deegaanka Raas Kambooni ee Gobolka Jubada Hoose, oo ciidamada labada dhinac dhex maray.Warbixin Arrintan ku saabsan waxaa Magaalada Kismaayo ka soo diray. Wariyaha VOA-da Aaden Maxamed Salaad Aaden Kismaayo.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img