More

    Tag: Ammaanka

    Golaha Ammaanka oo cosbooneeysiiyay xayiraadihi saarnaa Al Shabab

    NEW YORK — Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa Isniintii shalay dib u cusbooneysiiyay xayiraadihii uu horay u saaray kooxda argagixisada ah ee...

    Madaxweyne Xasan oo ka hadlay qorshahooda kursiga Golaha Ammaanka

    Muqdisho —  Dowladda Soomaaliya ayaa Khamiistii guul weyn ku tilmaantay dib ugu biiristi Soomaaliya ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay muddo 54 sano ah...

    Soomaaliya oo 54 sano kaddib dib ugu biirtay Golaha Ammaanka

    New York —  Soomaaliya ayaa Arbacadii shalay si rasmi ah dib ugu biirtay xubinnimada Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, 54 sannadood kaddib.Soomaaliya ayaa ka...

    Golaha Ammaanka Oo Ansixisay Ciidamo Cusub Oo La Geeyo Soomaaliya

    Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ansixiyey qorshe lagu abuurayo ciidamo cusub oo ka socda Midowga Afrika, kuwaas oo la filayo in ay...

    Golaha Ammaanka oo ansixiyey wax ka beddelka UNSOM

    New York —  Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa shalay ansixiyay ansixiyay in Xafiiska Qaramada Midoobay ee Kaalmaynta Soomaaliya ee (UNSOM) loo beddelo mid...

    Golaha Ammaanka oo kordhiyay muddada ATMIS ay joogayaan Soomaaliya

    Golaha Ammaanka ee QM ayaa si aqlabiyad leh u ansixiyay qaraar qabyo ah oo oggolaanaya in dalalka xubnaha ka ah Midowga Afrika ay...

    Muxuu James Swan ku sheegay warbixintii Soomaaliya ee Golaha Ammaanka?

    New York —  James Swan oo ah madaxa xafiiska UNSOM ee Soomaaliya ayaa shalay warbixin kooban oo ku saabsan xaaladda Soomaaliya siiyay Golaha Amaanka...

    Bandhigga VOA: Ahmiyadda kursiga Golaha Ammaanka u leeyahay Soomaaliya

    Bandhigga VOA: Ahmiyadda kursiga Golaha Ammaanka u leeyahay Soomaaliya Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay; ahmiyadda uu Soomaaliya u leeyahay kursiga...

    Sidee looga falceliyey ka mid noqoshada Soomaaliya ee Golaha Ammaanka?

    New York —  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hanashada kursiga Golaha Amaanka ee Soomaaliya ka muujiyay rajo qoto dheer, isagoo sheegay inay astaan...

    Wareysi: Muxuu Fiqi ka yiri ku biirista Soomaaliya ee Golaha Ammaanka?

    New York —  Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay muddo 53 sanadood ah loo doortay inay xubin ka noqoto 15-ka xubnood ee Golaha Amaanka ee...

    Soomaaliya oo xubin aan joogto ahayn ka noqotay Golaha Ammaanka

    New York —  Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay muddo 53 sanadood ah loo doortay inay xubin ka noqoto 15-ka xubnood ee Golaha Amaanka ee...

    Soomaaliya oo maanta xubin ka noqoneysa Golaha Ammaanka QM

    New York —  Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta oo Khamiis ah ay xubin aan joogto ah ka noqoto golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay,...

    Ciidanka ammaanka waddooyinka Boosaaso oo dib loo howl-gelinayo

    Boosaaso —  Magaalada Boosaaso waxaa laga billaabay qorshe dib loogu howlgelinayo ciidanka ammaanka waddooyinka ee taraafikada.Arrintan ayaa wariyaha VOA-da ee Boosaaso, Yusuf Maxmuud Yusuf...