25.2 C
New York

Golaha Ammaanka oo cosbooneeysiiyay xayiraadihi saarnaa Al Shabab

Published:


NEW YORK — Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa Isniintii shalay dib u cusbooneysiiyay xayiraadihii uu horay u saaray kooxda argagixisada ah ee Al Shabab.Dhammaan xubnaha Golaha Ammaanka ayaa aqlabiyad buuxdo ku ansixiyay qaraar tirsigiisu yahay 2776, kaas oo kordhiyay muddada xayiyaaradaha kala duwan ee saaran Al Shabab. Warbixintan waxaa innoo soo koobaya Nur Hassan Nur.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img