27 C
New York

Soomaaliya oo xubin aan joogto ahayn ka noqotay Golaha Ammaanka

Published:


New York — 
Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay muddo 53 sanadood ah loo doortay inay xubin ka noqoto 15-ka xubnood ee Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay.Codeyntii loo qaaday ayey Soomaaliya heshay 179, waxay u baahnayd 124 cod, sidaas ayey uga mid noqonaysaa golaha ammanaka laga bilaabo Jannaayo 2025.Warbixin arrintan ku saabsan waxaa inoo haya Maxamed Colaad Xasan.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img