25.4 C
Mogadishu

Tag: AlShabaab

Wicitaanka Dhageystaha: Hawlgallada ka dhanka ah Al-shabaab ee Galmudug

Washington —  Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan wuxuu ku saabsan xaaladda amniga ee maamul goboleedka Galmudug oo ay ka dhaceen dagaallo beeleed iyo kuwa...

Maleeshiyada Al-shabaab oo weerartay magaalada Ceel-dheer

Muqdisho —  Dagaal qaraar ayaa laga soo sheegayaa magaalada Ceel-dheer, kadib markii halkaasi ay weerar kusoo qaadeen maleeshiyada aroortii hore ee Sabtida maanta ah,...

Bandhigga VOA: Xogta dagaalka Al-Shabaab iyo Daacishta Soomaaliya

Muqdisho —  Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay isku dhacyada u dhaxeeya maleeshiyooyinka Al-Shabaab iyo Daacish ee Soomaaliya iyo halista ka...

Xubno ka tirsan Al-shabaab oo isku soo dhiibay hay’adda NISA

Muqdisho —  Ugu yaraan saddex xubnood oo ka tirsanaa maleeshiyada Al-shabaab ayaa isku soo dhiibay hay'adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda ee NISA , kuwaas oo...

Dowladda Soomaaliya oo sheegatay dilka horjoogeyaal Al-Shabaab ah

Muqdisho —  Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in duqeymo ay la kaashadeen saaxiibada caalamka ay ku dileen saddex ka mid ah horjoogeyaasha kooxda Al-Shabaab ee...

Maleeshiyada Al-Shabaab oo xalay weeraray degmada Bardaale

Baydhaba —  Maleeshiyaadka al-Shabab ayaa xalay weerar kusoo qaaday degmada Bardaale ee gobolka Bay, waxaana ku dhaawacmay weerarkaas ugu yaraan saddex askari sida ay...

Xuseen Macallin: Qorshuhu waa in Al-shabaab aysan dhaafin bilaha soo socda

Muqdisho —  La-taliyaha Amniga Qaranka ee madaxweynaha Soomaaliya, Xuseen Macallin ayaa sheegay in qorshihii dowladda ee dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab, aanu 'waxba iska...

Ileyska VOA: Dowladda Federaalka oo duulaan cusub ku qaadaysa Al-Shabaab

Muqdisho —  Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dowladda federaalka Somaaliya oo qorsheyneysa inay duulaan cusub ku qaado maleeshiyada Al-Shabaab kadib...

NISA oo ‘gacanta ku dhigtay’ shabakad Al-Shabaab ah

Muqdisho —  Hay'adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa sheegtay inay hawlgal kusoo qabatay 12 xubnood oo ka tirsanaa maleeshiyada Al-Shabaab. Hay'adda ayaa...

Galka Baarista: Sababaha hakiyey howlgalladii ka dhanka ahaa Al-Shabaab

Muqdisho —  Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dib u dhacyada soo-wajahay iyo sababaha hakiyey howlgalladii militari ee dowladda Soomaaliya iyo...

Warar ugu dambeeyey howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab oo ka socda Gedo

Luuq —  Maalmihii lasoo dhaafay waxaa gobolka Gedo ka socday, gaar ahaan inta u dhaxeeysa dagmooyinka Luuq iyo Dooloow, howlgalo lagula dagaalamayay kooxda Al-Shabaab.Haddaba...

Recent articles

spot_img