25.8 C
Mogadishu

Soomaaliya

Wararka: Sawirro: Taliyaha ciidanka dhulka Turkiga oo soo gaaray Mu…

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa maanta Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyey Taliyaha Ciidanka Dhulka ee...

Wararka: Fiqi oo ciidamada xoogga faray inay u diyaar garoobaan…

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi ayaa ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ee ku sugan xarumaha tababarrada ee gobolka Shabeellada Dhexe ku amray...

Wararka: Shariif oo markii u horreysay ka hadlay nooca xiriirka kal…

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa beeniyay eedeymaha sheegaya in isaga iyo siyaasiyiin kale oo mucaaradka ah ay taageero dhaqaale ama mid...

Wararka: Mareykanka iyo Iiraan oo joojiyay weerarrada iyadoo dadaal…

Weerarada iyo duqeynta ayaa joogsay kadib laba maalmood oo ay socdeen weeraro dhimasho leh oo dhexmaray Mareykanka iyo Iiraan, iyadoo la sheegay in dhex-dhexaadiyaasha...

Wararka: DF Soomaaliya oo maanta heshiisyo muhiim ah la saxiixatay …

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cali Balcad ayaa maanta kulan rasmi ah la yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda Mauritania, Maxamed Saalim Marzuuq, kaas oo ka...

Wararka: Weerarrada Mareykanka iyo Iiraan oo maalintii 2-aad galay …

Dowladaha Mareykanka iyo Iiraan ayaa markale xalay issweydaarsaday weerarro, kuwaas oo si weyn looga dareemay Bariga Dhexe, maadaama ay mar kale faraha kasii baxayso...

Wararka: Daawo: Xasan oo xarigga ka jaray Taliska cusub ee Madaxtoo…

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta cusu ee Taliska Guutada 77 ee Madaxtooyada Qaranka, kadib munaasabad ka dhacday Villa...

Wararka: Banaanbax looga soo horjeedo xarigga Suways Gacayte oo ka …

Weriyayaasha ka hawlgala magaalada Garoowe ayaa maanta dhigay dibadbax nabadeed oo ay uga soo horjeedaan xarigga… Wararka Soomaaliya Weriyayaasha ka hawlgala magaalada Garoowe ayaa maanta dhigay...

Wararka: Guddoomiyaha Midowga Afrika oo ku baaqay in la xoojiyo taa…

Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Mahmoud Ali Youssouf, ayaa sheegay in mustaqbalka Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga… Wararka Soomaaliya Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Mahmoud Ali Youssouf, ayaa...

Wararka: Wajiga 2-aad ee Wada-hadallada Doorashooyinka oo Maanta ka…

hadallada la xiriira arrimaha doorashooyinka dalka, iyadoo ay ka qeyb galayaan guddiyo iyo dhinacyo kala duwan oo siyaasadeed. Wararka Soomaaliya Guddiga Farsamada ee matalaya Mucaaraadka iyo...

Wararka: Trump: “ma doonayo inaan la macaamilo Iiraan, waa dad xanu…

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa sheegay inuusan doonayn inuu la macaamilo dowladda Iran ama mas’uuliyiinteeda, isagoo ku tilmaamay Iiraaniyiinta inay yihiin dad xanuunsan. Wararka Soomaaliya Trump...

Wararka: Weydiimaha Qaddarka iyo Qoraalka (2/2)

Waraysigani wuxuu qeyb ka ahaa barmaamij caan ah oo la odhan jiray “Nuurun calaa Nuur”, oo ka bixi jiray Telefiishanka Masar intii u dhexaysay...

Recent articles