24.5 C
Mogadishu

Soomaaliya

Soomaaliya oo bilawday wacyigelinta xanuunka Busbus

Wasaaradda Caafimaadka iyo Ururka Dhaqaatiirta Soomaaliyeed ayaa waqtigan wada wacyi gelin ku aaddan sidii looga feejignaan lahaa in xanuunka Mpox ama loo yaqaano...

DFS oo imtixaan ka qaadaysa in ka badan toban kun oo macalin, si ay uga xulato saddex kun

Waxaa maanta magaalada Muqdisho iyo qaar ka mida maamulada Soomaaliya si rasmi ah uga bilawday imtixaan ay galayaan 13-kun oo macalin, kuwaas oo...

Dab ka kacay Ceelasha Biyaha oo lagu eedeeyey al Shabaab

Dukaamo badan oo ay lahaayeen dad shacab ah ayaa ku basbeelay suuq ku yaala degaanka ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho. Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha...

Wicitaanka Dhageystaha: Manhajka Ileys Af Soomaali

Ku soo dhowaada barnaamijka wicitaanka dhegaystaha, waxaa marti ku ah Nimco Nur oo ah macallim wax Af-Soomaaliga ka dhigta iskuullada dalka Finland, isla...

Martida Makarafoonka: Xildhibaan Cabdow Ciise

Markanna dhageystayaal waxa aad ku soo dhowaataan Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka waxa uu ku saabsan yahay tartanka ay Jahmuuriyadda Jabuuti ugu jirto hoggaanka...

Caweyska Washington: Abwaan Maxamed Yuusuf (Badda)

WASHINGTON — Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan, waxaad ku maqli doontaan qeybtii 3-aad ee wareysi...

Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka

Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka WASHINGTON D.C. — Ku soo dhowaada Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka, waxaana soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal (Samakaab). Read More

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha Ku soo dhowaada Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee VOA waxaana toddobaadkan si wadajir ah u soo jeedinaya Ibraahim Xasan Daandureey...

Maxaa kasoo baxay wadahadallada nabadda Sudan ee Geneva ?

Wadahadallo nabadeed oo uu gar-wadeen ka ahaa Mareykanka oo u dhaxeeyay dhinacyada ku dagaallamaya Sudan, ayaa ku guuldarreystay in ay soo afjaraan dagaalka...

I finally tried Apple Intelligence in macOS Sequoia to see if it lived up to the hype

Table of Contents Table of Contents Siri Writing Tools Transcription What’s missing? For the last few years, Apple’s macOS releases have been interesting, if not particularly exciting. But that’s...

Faaqidaadda: Doodda ka taagan cashuuraha ay DFS dhowaan soo jeedisay

Faaqidaadda: Doodda ka taagan cashuuraha ay DFS dhowaan soo jeedisay Read More

Maxaa u qabsoomay RW Xamse muddadii labada sano ahayd ee uu xafiiska joogay?

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa xalay ka qeybgalay kulan dadweyne oo su’aalo looga weydiinayay waxqabadka xukuumaddiisa ee labadii sano ee ay...

Recent articles