30.2 C
New York

Dab ka kacay Ceelasha Biyaha oo lagu eedeeyey al Shabaab

Published:

[ad_1]

Dukaamo badan oo ay lahaayeen dad shacab ah ayaa ku basbeelay suuq ku yaala degaanka ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho. Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose Maxamed Ibrahim Barre ayaa VOA-da u sheegay in dabkaasi ay ka dambeyeen kooxda Al-Shabab.
Caasho Ibrahim Aden oo kula xiriirta khadka taleefanka ayaa weydiisay guddoomiyaha inuu faah faahiyo dabkaasi xalay ka dhacay Ceelasha Biyaha.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img