Martida Makarafoonka: Xildhibaan Cabdow Ciise

0
142


Markanna dhageystayaal waxa aad ku soo dhowaataan Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka waxa uu ku saabsan yahay tartanka ay Jahmuuriyadda Jabuuti ugu jirto hoggaanka Midowga Afrika iyo sidoo kale khatarta dhaqaale iyo amni ee ka imanaysa weerrarada Xuutiyiinta ee Badda Cas. Waxaa marti ku ah Xildhibaan Cabdow Ciise oo ah mudane ka tirsan Baarlamaanka Jabuuti. Waxaa Barnaamijka soo diyaariyay soona jeedinaya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here