Muqdisho —
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in aysan suurta-gal aheyn in HAWADA dalka ay gacan kale u maamusho Soomaaliya, kadib markii ay soo baxeen...
Muqdisho —
Golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa dood ka yeeshay duruufaha nololeed iyo caqabadaha ay wajahayaan maxaabiista ku jira xabsiga dhexe ee Muqdisho.Doodda...
Hargeysa —
Wararka ka imanaya magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka ee Somaliland ay xireen xildhibaan Maxamed Abiib oo ka tirsan golaha wakiillada...
Ku soo dhowaada Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka oo toddobaadkan ku saabsan xiisadda cusub ee ka dhalatay taageerada ciidan ee Masar ay siisay Soomaaliya...
Malayshiyaad loo maleynayo Al-Shabaab ayaa qarxiyay dhowr goobood oo ganacsi kuwaasi oo u hogaansamay amarkii dowlada ee aheyd in ay kaamirooyin ama muuqaal...
Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha
Ku soo dhowaada Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee VOA waxaana toddobaadkan si wadajir ah u soo jeedinaya Ibraahim Xasan Daandureey...
Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka
WASHINGTON D.C. — Ku soo dhowaada Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka, waxaana soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal (Samakaab).
Read More
WASHINGTON — Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan, waxaad ku maqli doontaan wareysi ay barnaamijka siisay...