20.8 C
New York

Barnaamijka Caweyska Washington: Hiba Nuura

Published:


WASHINGTON — Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan, waxaad ku maqli doontaan wareysi ay barnaamijka siisay fannaanadda Hiba Maxamed Huddoon (Hiba Nuura). Caasha Ibraahim Aadan (Caasha Cuud) ayaa barnaamijka soo diyaarisay soona jeedineysa.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img