24.3 C
Mogadishu

Soomaaliya

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo wareysi siiyay VOA

Magaaladan Washington D.C, waxaa dhawaan soo gaaray wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Maaliyadda ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, Biixi Iimaan Cige. Haddaba, ujeeddada safarkiisa...

Soomaaliya iyo Ethiopia oo siyaabo kala duwan uga falceliyey xiisadda ka taagan gobolka

Weli waxaa sii xoogeysanaya xiisadda ku xeeran muranka ka dhashay heshiiskii Badda ee u dhaxeeyay Somaliland iyo Ethiopia. Wasiirka Gaashaandhigga ee Soomaaliya Cabdulqaadir...

Somaliland oo si adag uga hadashay taageerada milateri ee Masar ay siisay Somalia

Somaliland ayaa si adag uga hortimi taageerada milateri ee ay dawladda Masar u fidisay Soomaaliya, iyaga oo tallaabadaas ku macneeyey inay tahay mid...

Faaqidaada Toddobaadka: Labo sano ka dib maxay qabatay xukuumadda Soomaaliya?

Ku soo dhowaada barnaamijkii Faaqidaadda Todobaadka oo aan maanta ku eegeyno, laba sano ka dib waxqabadka dawladda Soomaaliya, waxyaabihii ay ka gaabisay iyo...

Amuuraha Islaamka: Qalalaasihii ka dhacay dalka Bangladesh

Amuuraha Islaamka: Qalalaasihii ka dhacay dalka Bangladesh Read More

OpenAI Project Strawberry: Here’s everything we know so far

Table of Contents Table of Contents What is Project Strawberry? What can Strawberry do? Why is it called that? When will Strawberry be released? Wait, what was that about...

Muxuu ka dhiganyahay warki shalay kasoo baxay Itoobiya?

Dawladda Ethiopia ayaa Arbacadi shalay si adag uga hadashay xaaladda ammaanka ee gobolka Geeska Afrika, gaar ahaan walaac ay sheegtay in ay ka...

Ethiopia oo sheegtay inaanay daawade ka noqonaynin, arrimaha ka socda gobolka

Dawladda Ethiopia ayaa si adag uga hadashay xaaladda ammaanka ee gobolka Geeska Afrika, iyo weliba walaaca ay ka qabto xilliga kala guurka ee...

The Plaud NotePin may be one of 2024’s most practical AI gadgets

There’s a new AI hardware gadget on the block. It doesn’t want to ambitiously replace your phone and fail miserably at it. It...

Afartan sano ka dib, Masar oo Soomaaliya gaarsiisay gargaarkii milateri ee ugu horreeyey

Dawladda Masar ayaa Salaasadii shalay waxay Soomaaliya gaarsiisay gargaarkii milateri ee ugu horreeyey, in ka badan afartan sannadood. Baraha bulshada iyo qaar ka mid...

Dhalinyaro Soomaali ah oo laga sii daayay xabsiyo ku yaalla Sudan

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay xabsiyada dalka Suudaan ee uu dagaalku ka socdo ka sii deysay 31 dhallinyaro Soomaali ah oo bilo...

Bariis tijaabo ahaa oo si guul leh uga soo go’ay Godey

Xafiiska Beeraha ee maamulka Dowlad-deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa sheegay, in lagu guuleystay tijaabada bariis lagu abuuray beero ku yaalla deegaanka Beer-caano ee...

Recent articles