24.3 C
Mogadishu

Soomaaliya

Dhallinyarada Mudug oo isku dayaya in xal u helaan colaadaha qabaa’ilka

Gaalkacyo —  Dhallinyarada ku dhaqan gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegay inay kaalin wanaagsan ka qaataan dadaallada nabadda ee lagu doonayo in lagu...

Murashaxiinta Doorashada Somaliland oo ballan-qaaday in ay raaci doonan xeerarka doorashada

Musharrixiinta u tartamaya xilka madaxweyne Somaliland ayaa ballanqaaday in ay u hogaansamayaan, dhamaan xeerarka iyo habraaca doorashada ee ay dajiyaan guddiga doorashada ee...

Barnaamijka Wicitaanka Dheystaha: Rajada Shidaalka Soomaaliya!

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha, wuxuu todobaadkan ku saabsanyahay, shidaal-qodis ka billaabmeysa Soomaaliya sannadka soo socda.Waxaa marti ku ah, Agaasimaha Hey'adda Batroolka Soomaaliya. Eng. Cabdulqadir...

Barn. Martida Makarafoonka: Gud. Saalax Cali Maxamuud

Ku soo dhowaada Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka oo toddobaadkan waxaa marti ku ah Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir Garsoore Saalax Cali Maxamuud. Barnaamijka waxaa...

Caweyska Washington: Gud. Cabdi Xaashi Cabdullaahi

Caweyska Washington: Gud. Cabdi Xaashi Cabdullaahi WASHINGTON — Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan. Caasha Ibraahim Aadan...

Kulan nabadeed oo lagu soo gabagabeeyey Gaalkacyo

Waxaa magaalada Gaalkacyo maanta lagu soo gabagabeeyay shir nabadeed oo maalmahanba magaalada uga socdey maamullada Galmudug iyo Puntland. Warbixinta arrintan ku saabsan waxaa...

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha Ku soo dhowaada Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee VOA waxaana toddobaadkan si wadajir ah u soo jeedinaya Ibraahim Xasan Daandureey...

Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka

Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka WASHINGTON D.C. — Ku soo dhowaada Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka, waxaana soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal (Samakaab). Read More

How you can try OpenAI’s new o1-preview model for yourself

Table of Contents Table of Contents What is o1? Is o1-preview available to try? How secure is o1 against bad actors?  How do I get access to o1-preview? Despite...

Faaqidaadda: Ciidamada Itoobiya iyo Aragtida Shacabka Bakool

Xudur —  Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay falcelintii dadka reer Bakool iyo joogitaanka ciidamada Ethiopia ee gobolkaas, kuwaas oo Dowladda Federaalka...

Soomaaliya oo markii u horreysay laga billaabayo shidaal qodis

Muqdisho —  Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay ku rajo weyn tahay in sanadka 2025-ka ay markii u horreysay billowdo in shidaal laga qodo...

Madaxa Daacish-ta Soomaaliya oo noqon kara hoggaamiya guud ee Daacish

Muqdisho —  Kooxda xasaradaha caalamiga ah ee ICG ayaa sheegtay in kooxda ISIS ama Daacish ee Soomaaliya ay la soo baxday saameyn dhaqaale oo...

Recent articles