24.3 C
Mogadishu

Soomaaliya

Maxkamadda Sare ee Soomaaliya oo ayiday xukunkii lagu riday Sayid-Cali Macallin

Muqdisho —  Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ayaa maanta ayiday xukunkii dilka ahaa ee horey ay Maxkamadda Gobolka Banaadir iyo tan racfaanka ay ugu rideen...

Wareysi: Taliyaha AFRICOM oo ka hadlay dagaalka Al-Shabaab

Muqdisho —  Taliyaha ciidamada Marines-ka Mareykanka ee ka howl gala Afrika ayaa wareysi gaar ah oo uu dhawaan siiyay VOA kaga hadlay arrimaha ammaanka...

Turkiga oo maraakiib dagaal u diraya Soomaaliya

Ankara —  Sida ay daabaceen qaar ka mid ah warbaahinta Turkiga, xukuumadda Ankara ayaa qorsheyneysa in ay xeebaha Soomaaliya u dirto markab dagaal oo...

Duulimaadyada garoonka Boosaaso oo caadi ku soo noqday

Boosaaso —  Maamulka garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso ayaa sheegay in howlaha duulimaadka diyaaradaha yimaada ama ka baxa garoonka ay caadi ku soo laabteen,...

Tartanka Champions League ee Yurub oo xalay furmay

Madrid —  Waxaa xalay furmay tartanka xiisaha leh ee dhinaca kubadda cagta ee kooxaha horyaallada Yurub ee loo yaqaanno Uefa Champions League. Tartanka ayaa xilli...

Dowladda Soomaaliya oo beenisay in la hakiyey duulimaadyada Baydhaba

Muqdisho —  Maareeyaha guud ee hay’adda duulista Soomaaliya Axmed Macallin ayaa u sheegay VOA in aysan jirin wax hakad ah oo ku yimid duulimaadyada...

Xarunta Bankiga Dhiigga ee Soomaaliya oo la daah-furay

Dhaqaatiirka Soomaaliyeed iyo bahda caafimaadka ayaa si weyn u bogaadiyay tallaabadii Axaddii lagu daahfuray xarunta bankiga dhiigga ee Soomaaliya ee magaalada Muqdisho. Haddaba muhiimmada...

Copilot Wave 2: Here are all the new AI features to try out

Microsoft Microsoft has announced an update to Copilot, the company’s all-in-one AI assistant. “Wave 2,” as Microsoft calls it, is a series of updates...

Wareegii 3-aad ee wada-hadallada Soomaaliya iyo Ethiopia oo baaqday

Ankara —  Waxaa baaqday wareegii 3-aad ee shirka lagu dhex-dhexaadinayo dalalka Ethiopia iyo Soomaaliya, kaasi oo la filayay in berri uu ka furmo magaalada...

Fallanqeyn: Muhiimadda wafdiga IGAD ee maanta yimid Muqdisho

Muqdisho —  Wafdi sare oo ka socda Urur goboleedka IGAD ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho.Wafdiga oo si weyn Muqdisho loogu soo dhaweeyey ayaa...

ILEYSKA VOA: Xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya iyo yabooha Jabuuti

Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xiisadda ka dhex-oogan dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya, iyo yabooha dekadda ay Jabuuti ay u...

Wafti sare oo ka socda IGAD oo maanta gaaray Muqdisho

Muqdisho —  Wafdi sare oo ka socda Urur goboleedka IGAD ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho.Wafdiga oo si weyn Muqdisho loogu soo dhaweeyey ayaa...

Recent articles