24.3 C
Mogadishu

Soomaaliya

Madaxweyne Xasan oo si adag uga hadlay xiisadda Jubbaland

MUQDISHO— Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa khudbad dheer oo uu Jimcihi shalay ka jeediyay Masaajidka Madaxtooyada kaga hadlay xiisadda ka taagan Jubaland. Madaxweynaha,...

Barakacayaal guryo looga dhisay Baydhabo

BAYDHABO— Maamulka Koofur-galbeed ee Soomaaliya ayaa sheegay, in ay guryo u dhiseen boqolaal qoys oo kamid ah barakacayaasha ku nool Magaalada Baydhabo. Wariyahayaga Mukhtaar...

UNESCO oo Xeer Ciise ku dartay dhaqannada ma guuraanka ah

ASUNCION— Hay’ada Qaramada Midoobay u qaabilsan waxbarashada, saynis-ka iyo dhaqanka ee UNESCO ,ayaa Xeer Ciise oo ah xeer ay muddo dheer ku soo...

Windows 11 Recall officially comes to Intel and AMD

Microsoft Microsoft is finally expanding support for the Recall AI feature to Copilot+ PCs running Intel and AMD processors after the function has returned...

Ciidamada Jubaland iyo Al-Shabaab oo ku dagaalamay Buulo Xaaji

Kismaayo —  Dagaal khasaare gaystay ayaa saaka ka dhacay deegaanka Buulo Xaaji, kaasi oo dhex maray ciidamada Jubaland iyo kooxda Al-Shabaab.Jubaland ayaa sheegtay in...

Soomaaliya oo mar kale faro-gelin ku eedeysay Itoobiya

Muqdisho —  Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale Itoobiya ku eedeysay in ay faro-gelin ku hayso madaxbanaanida iyo qaranimada Soomaaliya, xilli weli ay taagan...

Dodge’s Charger EV muscles up to save the planet from ‘self-driving sleep pods’

Strange things are happening as the electric vehicle (EV) industry sits in limbo ahead of the incoming Trump administration’s plans to end tax...

Faaqidaadda: Xiisadda Dowladda Federaalka iyo Jubaland

Faaqidaadda: Xiisadda Dowladda Federaalka iyo Jubaland Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay xiisadda ka dhex-oogan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Jubaland ee...

Dowladda Federaalka oo tallaabo u qaaday sugidda amniga badda

Muqdisho —  Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday dhismaha Xarunta Badbaada iyo Samata-Bixinta Dhibaatooyinka ka dhaca Badda Soomaaliya ee loo soo gaabiyo (MRCC).Xaruntan ayaa mas’uuliyiin...

ChatGPT’s new Pro subscription will cost you $200 per month

Matheus Bertelli / Pexels Sam Altman and team kicked off the company’s “12 Days of OpenAI” event Thursday with a live stream to debut...

Microsoft’s Copilot Vision arrives to surf the web with select users

Microsoft Microsoft’s new Copilot Vision feature that can “see what you see, and hear what you hear” while you navigate the internet is finally...

Itoobiya oo soo dhoweysay dadaallada dhex-dhexaadinta ee Kenya iyo Uganda

Addis-Ababa —  Dowladda Itoobiya ayaa soo dhaweysay qorshaha Kenya iyo Uganda ay ku doonayaan inay ku dhex-dhexaadinayaan khilaafka kala dhaxeeya Soomaaliya.Madaxweynaha Kenya ayaa arrintan...

Recent articles