25.1 C
New York

Madaxweyne Xasan oo si adag uga hadlay xiisadda Jubbaland

Published:

[ad_1]

MUQDISHO— Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa khudbad dheer oo uu Jimcihi shalay ka jeediyay Masaajidka Madaxtooyada kaga hadlay xiisadda ka taagan Jubaland.
Madaxweynaha, ayaa ka hadlay waxa uu salka ku hayo ismaandhaafka siyaasadeed ee u dhaxeeya Dowladda Federaal ah iyo Maamulka Jubbaland.
Warbixin arrintan ku saabsan waxaa Muqdisho ka soo diray, Xasan Kaafi Qoyste.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img