24.3 C
Mogadishu

Soomaaliya

Daraasad ku saabsan nidaamka shaqaaleysiinta Soomaaliya

Muqdisho —  Machadka Cilmi Baarista iyo Daraasaadka ee Heritage ee fadhigiisu yahay magaalada Muqdisho ayaa shalay soo saaray daraasad gorfaynaysa caqabadaha ku xeeran iyo...

Ileyska VOA: Xaaladaha ay ku sugan yihiin naafada Soomaaliyeed

Ileyska VOA: Xaaladaha ay ku sugan yihiin naafada Soomaaliyeed Read More

Kumuu ahaa cayaaryahan Cantar Jeenyo?

Toronto —  Allaha u naxariistee Axmed Cabdikariim Wilaayo (Cantar Jeenyo) oo kamid ahaa ciyaartoyda naadigii kubadda cagta ee Jeenyo iyo xulkii qaranka ee Soomaaliya...

Qaar ka mid ah ciidamada Koonfur Galbeed oo tababar loo soo xiray

Qaar ka mid ah ciidamada Koonfur Galbeed oo tababar loo soo xiray Saraakiil ka tirsan Ciidanka Asluubta Maamulka Koonfur Galbeed ayaa tababar loogu soo...

Rivian tops owner satisfaction survey, ahead of BMW and Tesla

Can the same vehicle brand sit both at the bottom of owner ratings in terms of reliability and at the top in terms...

Jubaland oo beenisay eedeyn ka timid Dowladda Federaalka

Kismaayo —  Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa beenisay eedii Dowladda Federaalka ee ahayd in diyaarado hub sida ay ka dageen Kismaayo, waxaana sidoo kale ay...

Soomaaliya oo mar kale faro-gelin ku eedeysay Itoobiya

Muqdisho —  Dowladda Soomaaliya ayaa ku eedeysey mar kale dowladda Ethiopia in ay faro-gelin ku heyso madaxbanaanida Soomaaliya.Shir jaraa'id oo uu Muqdisho ku qabtay...

Wicitaanka: Khilaafka siyaasadeed ee hareeyey Soomaaliya

Muqdisho —  Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay waxa uu salka ku hayo khilaafka Dowladda Federaalka iyo qaar ka mid ah...

U.S. EVs will get universal plug and charge access in 2025

And then, it all came together. Finding an adequate, accessible, and available charging station; charging up; and paying for the service before hitting the...

Cayaaryahan hore, Cantar Jeenyo oo geeriyooday

Muqdisho —  Allah ha u naxariistee waxaa magaalada Muqdisho xalay ku geeriyooday Axmed Cabdi-kariin Walaayo oo loo yaqaano Cantar Jeenyo, kaas oo u soo...

Dadaallo lagu xalinayo dagaal beeleedyo ka taagan Galmudug

Caabudwaaq —  Maamulka Galmudug ayaa magaalooyinka Caabudwaaq iyo Xeraale ee gobolka Galgaduud ka wada dadaallo lagu soo afmeeraayo colaad dad badan ay ku dhinteen...

Many hybrids rank as most reliable of all vehicles, Consumer Reports finds

For the U.S. auto industry, if not the global one, 2024 kicked off with media headlines celebrating the “renaissance” of hybrid vehicles. This...

Recent articles