Jubaland oo beenisay eedeyn ka timid Dowladda Federaalka

0
154


Kismaayo — 
Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa beenisay eedii Dowladda Federaalka ee ahayd in diyaarado hub sida ay ka dageen Kismaayo, waxaana sidoo kale ay beeniyeen in ciidamo maamulka ka tirsan oo jooga Beledxaawo aysan ku biirin ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya.Wariyaha VOA ee Jubooyinka Aadan Maxamed Salaad ayaa arrimahasi ka wareystay wasiirka wasaarada amniga Jubaland Jeneraal Yuusuf Xuseen Cismaan Dhuumaal.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here