JABUTI— Xarunta lagu gawraco xoolaha ee dalka Djibouti ayaa todobaadkaan lagu soo gaba gabeeyay, tababar sare loogu qaadayay tayada aqoonta shaqaalaha ka shaqeeya...
Addis-Ababa —
Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay inay ka go’an tahay hirgelinta heshiiskii Ankara ee ay dhawaan kala saxiixdeen madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud iyo...
, 2024-12-24 17:21:24 ,
Xigashada Sawirka, Shaaciye.comDhanka kale, maamulka Jubaland, ayaa sheegay in aan lagu soo war-gelin in la hakinayo safarrada Kismaayo lagu...
Qaahira —
Wasiirka arrimaha dibadda Masar ayaa sheegay Isniintii in dalkiisu uu ka qeyb qaadan doono howlgalka cusub ee nabad-ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya,...
Muqdisho —
Waxaa maanta garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho aan ka bixin diyaaridihii aadi jiray magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubaland, ka dib...
Garoowe —
Barnaamijkan gaarka waxa uu ku saabsan yahay dhawaaqii dhawaan ka soo yeeray madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni ee uu ku sheegay in...
Addis-Ababa —
Itoobiya ayaa iska fogeysay eedeyn uga timid Soomaaliya oo aheyd in ciidamadeeda ay shalay weerareen fariismo ay ciidamada Soomaaliya ku leeyihiin degmada...
Afgooye —
Waxaa Isniintii shalay magaalada Afgooye ku geeriyooday, ALLAH ha u naxariistee, Jeylaani Khaliif oo ahaa Goolhayihii hore ee kooxda kubadda cagta Horseed...