28.9 C
Mogadishu

Soomaaliya

Madaxweyne Deni oo kulan la qaatay odayaasha dhaqanka gobolka Mudug.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada ee Gaalkacyo kulan kula qaatay nabadoonnada… Wararka Soomaaliya Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa...

Fahad Yaasiin oo shaaciyey waxa uu Heshiiska Makkah uga dhigan yahay Soomaaliya

Agaasimihii hore ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, ayaa sheegay in Soomaaliya ay ka mid noqon karto dalalka sida...

Puntland oo la wareegtey Ciidamadii ku sugnaa xerada Istaanbuul ee Galkacyo.

Ciidamo ka tirsanaa Dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwaas oo muddooyinkii dambe ku sugnaa Xerada Istanbul ee magaalada… Wararka Soomaaliya Ciidamo ka tirsanaa Dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwaas oo...

Natiijada imtixaanka gobolka Banaadir oo la shaaciyay

Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyay natiijada imtixaanka dugsiga dhexe ee sannad-dugsiyeedka 2025, kaas oo ay u fariisteen kumannaan...

Nin Soomaaliya usoo waday Drone oo lagu xiray magaalada…

Booliska Kenya ayaa magaalada Nairobi ku xiray nin lagu qabtay diyaarad aan duuliye lahayn oo nooca drone-ka ah, taas oo la sheegay in loo...

Kampala summit fails to secure Somalia’s AUSSOM future

MOGADISHU (Somaliguardian) – A summit convened specifically to keep Somalia’s African Union peacekeeping mission functioning has instead confirmed how unresolved its future remains, according...

Dowladda Soomaaliya oo ansixisay…

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixisay sharciga asalka badeecadaha, taas oo ay sheegtay inay qeyb muhiim ah ka tahay dadaallada lagu kobcinayo wax-soo-saarka gudaha iyo...

Sacuudiga, Turkiga iyo Pakistan oo kala saxiixday heshiis difaac oo wadajir ah

Sacuudi Carabiya, Turkiga iyo Pakistan ayaa kala saxiixday heshiis difaac oo wadajir ah, kaas oo dhigaya in weerar hubeysan oo lagu qaado mid ka...

Hay’adda sirdoonka Israel oo qaaday tallaabo lama filaan ah

Laba sarkaal oo sare oo ka tirsanaa hay’adda sirdoonka Mossad ayaa shaqada laga eryay, kaddib markii uu fashilmay qorshe la sheegay in lagu doonayay...

Iiraan oo Sacuudiga uga digtay in heshiiska amni ee Turkiga & Pakistan uusan boqortooyada difaaci karin

Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Iiraan ayaa Jimcihii sheegay in heshiiska cusub ee dhinaca amniga ee ay Sacuudiga la gashay Turkiga iyo Pakistan uusan boqortooyada...

DF oo saxiixday mashruuc laga hirgelinayo gudaha Hargeysa

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saxiixday mashruuc lagu dhisayo waddo dhererkeedu gaarayo 45KM oo laga hirgelinayo magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland. Wararka Soomaaliya Waddadan ayaa qeyb ka...

Diidmo laga muujiyay in Digil iyo Mirifle kaliya loo asteeyo kursiga guddoomiyaha BF

Golaha Arlaadi ayaa si adag uga soo horjeestay in xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya loo asteeyo beesha Digil iyo Mirifle, taas oo haatan doorashadiisa...

Recent articles