Dunida maanta

Madaxweyne Deni oo kulan la qaatay odayaasha dhaqanka gobolka Mudug.
Soomaaliya

Madaxweyne Deni oo kulan la qaatay odayaasha dhaqanka gobolka Mudug.

Wararka — kaydka WordPress
1 daqiiqo akhris

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada ee Gaalkacyo kulan kula qaatay nabadoonnada…

Wararka Soomaaliya

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada ee Gaalkacyo kulan kula qaatay nabadoonnada iyo odayaasha dhaqanka ee Gobolka Mudug.

Kulanka ayaa looga hadlay xaaladda guud ee Gobolka Mudug, gaar ahaan dhinacyada amniga iyo horumarka sida mashaariicda horumarineed ee Dowladda Puntland ka waddo Gobolka Mudug, oo ay ka midyihiin dhamaystirka jidka isku xira Gaalkacyo iyo Garoowe iyo mashruuca biyo-saarka magaalada Gaalkacyo oo dhawaan bilaaban doona.

Madaxweynaha ayaa adkeeyey muhiimadda ay leedahay in la sii xoojiyo amniga iyo xasilloonida, lana dardargeliyo mashaariicda horumarineed ee wax-ku-oolka u ah bulshada Gobolka Mudug.

Wararka.so waxay kuu soo tebineysaa wararka ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo caalamka. Si aad ula socoto wararkii ugu dambeeyey, booqo boggayaga.

Wararka La Xiriira

Xisbiga Kulmiye oo si adag uga jawaabay hadalka Ra'isul Wasaare Xamza
Somaliland

Xisbiga Kulmiye oo si adag uga jawaabay hadalka Ra'isul Wasaare Xamza

Ra'isul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, wuxuu sheegay in aan jirin taageero ballaaran oo…

Caasimada•Sep 30, 2026

Qor erayga aad rabto inaad raadiso

La soco Wararka

10 daqiiqo kadib, marka aanad akhrinayn ama qorin. Meesha aad joogtay waa la xafidayaa.

Dooro digniinaha wararka

Wararka cusub oo keliya. Ugu badnaan 3 digniin 24 saac gudahood; waad joojin kartaa mar kasta.

Asturnaanta / Privacy