28.9 C
Mogadishu

Soomaaliya

Beesha Caalamka Oo Warbixin Ka Heshay Doorashada Soomaaliya

Guddoomiyaha Guddiga Madax-banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, Mudane Cabdikariin Axmed Xasan, ayaa kulan xogsiin ah la qaatay safiirada iyo wakiillada beesha caalamka isagoo...

Farahaaga Waxaa Ku Jira Wax Aadan Ogayn

Waxaad ma ogtahay in farahaagu ay leeyihiin timo yaryar oo aad u jilicsan? Timahan yaryar, oo ah kuwa ugu gaagaaban jidhka, waxay ku koraan...

Israa’iil oo sheegtay in ay xoojinayso xulafo cusub oo ay qeyb ka tahay Somaliland

Wasiirka Arrimaha Qurba-joogta Israa’iil, Amichai Chikli ayaa sheegay in dalkiisu u baahan yahay inuu sii xoojiyo xiriirka uu la leeyahay xulafada ay ka mid...

Mucaaradka oo si adag uga horyimid doorashada Jaamac

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa si adag uga horyimid doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), iyagoo cambaareeyay wixii maanta ka dhacay xarunta baarlamaanka. Wararka...

Xil-kii Xasan Sheekh waa dhamaaday: Maxayse u weli fadhiya kursiga Villa Soomaaliya?

Muddo xileedkii oo dhammaaday May 15-kii Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa muddo xileedkiisii dhammaaday May 15-keedii, balse wali sii fadhiya kursiga Villa Soomaaliya iyadoo...

Weriye Mascuud Warsame Oo Xorriyaddiisa Dib U Helay Ka Dib 40 Maalmood Oo Uu Sharci-Darro U Xirnaa

Magaalada Muqdisho waxaa maanta xabsi laga sii daayay Weriye Mascuud Warsame oo ah Maamulaha Telefishanka Xogbile TV, ka dib markii uu 40 maalmood oo...

Erdoğan: Guulaystaha Dhabta ah ee Dagaalka Bariga Dhexe

Wargeyska caanka ah ee ka soo baxa dalka Ingiriiska ee The Daily Telegraph, loona yaqaan The Telegraph, oo la aasaasay bishii Juun 1855, ayaa...

Somaliya oo ka Baxday 10-ka dal ee ugu halista badan dunida – Warbixinta IEP

ka dal ee ugu hooseeya marka la eego heerka nabadda dunida, sida lagu sheegay warbixinta cusub ee Global Peace Index 2026, oo uu soo...

Irro tells foreign diplomats in Nairobi: Engage Somaliland as sovereign state, not extension of Somalia

MOGADISHU (Somaliguardian) – Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi Irro urged Western diplomats on Friday to engage his administration as a sovereign, capable partner rather...

Madaxweyne Deni oo kulan la qaatay odayaasha dhaqanka gobolka Mudug.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada ee Gaalkacyo kulan kula qaatay nabadoonnada… Wararka Soomaaliya Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa...

Fahad Yaasiin oo shaaciyey waxa uu Heshiiska Makkah uga dhigan yahay Soomaaliya

Agaasimihii hore ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, ayaa sheegay in Soomaaliya ay ka mid noqon karto dalalka sida...

Puntland oo la wareegtey Ciidamadii ku sugnaa xerada Istaanbuul ee Galkacyo.

Ciidamo ka tirsanaa Dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwaas oo muddooyinkii dambe ku sugnaa Xerada Istanbul ee magaalada… Wararka Soomaaliya Ciidamo ka tirsanaa Dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwaas oo...

Recent articles