24.5 C
Mogadishu

Puntland

Firdhiye ‘oo doonaya’ iskaashi maamulkiisu la yeesho Puntland

Laascaanood —  Hoggaamiyaha Maamulka SSC Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Awcali Firdhiye ayaa sheegay inuu doonayo iskaashi buuxa oo dhexmara maamulkiisa iyo kan Puntland bilaha soo...

James Swan oo Deni kala hadlay khilaafka Dowladda Federaalka

Garoowe —  Madaxweynaha Puntland iyo wafdi ka socday Qaramada Midoobe ayaa ku kulmay magaalada Garoowe iyagoo ka wada hadlay arrimo badan oo ay ka...

Dhalinyaro tuulooyinka Puntland ka billaabay olole isugu jira dhireyn iyo iftiimin

Dhalinyaro is-xilqaantay ayaa tuulooyin ka mid ah gobolka Bari ee Puntland ka hirgeliyay mashruuc ay si iskood ah ay u fuliyeen oo isugu...

Warshad sifaysa biyaha badda oo laga hirgeliyey Xaafuun

Xaafuun —  Degmada Xaafuun ee gobalka Bari ayaa laga hirgeliyay warshad sifeysa biyaha badda oo ka dhigta kuwo macaan oo la cabi karo. Deegaankaasi...

Maleeshiyadii ku dagaalamay galbeedka Mudug oo la kala qaaday

Gaalkacyo —  Maamullada Puntland iyo Galmudug ayaa ku guuleystay inay kala qaadaan mileeshiyo beeleedyo bilihii u dambeeyay ku dagaalamayay deegaanno ku yaala galbeedka gobolka...

Wadahadallo Gaalkacyo uga socda Galmudug iyo Puntland

Gaalkacyo —  Magaalada Galkacyo waxaa ka socda wada-hadallo u dhaxeeya wasiirro ka kala socda Galmudug iyo Puntland.Wadahadalka ayay ujeeddadiisu tahay sidii xal loogu heli...

Dagaal beeleed dad badan ay ku dhinteen oo mar kale ka dhacay Mudug

Gaalkacyo —  Inta la xaqijiyay 10 qof ayaa dhimatay tiro kalana way ku dhawacmeen dagaal maanta ka dhacay waqooyi bari ee gobalka Mudug.Dagaalka oo...

Wararkii ugu dambeeyey ee dagaal beeleedka ka socda Mudug

Gaalkacyo —  Waxaa dagan xaaladda deegaanadii lagu dagalamay ee galbeedka gobalka Mudug, halkaasi oo maalmahan ay ka taagan tahay colaad beeleed ay dad badan...

Galmudug iyo Puntland oo xal u raadinaya dagaal beeleed ka dhacay Mudug

Gaalkacyo —  Maamullada gobalka Mudug ee Galmudug iyo Puntland iyo waxgaradka labada dhinac ayaa VOA u sheegay inay socdaan dadaallo lagu qaboojinayo dagaalkii u...

Kulanka Dowladda iyo dadweynaha oo lagu qabtay Garoowe

Garoowe —  Magaalada Garoowe ayaa waxaa lagu qabtay shir loogu magac daray kulanka Dowladda iyo dadweynaha. Kulankaas ayey dadkii ka qeybglay ay su’aalo ku weydiinayeen...

Maamulka Qardho oo guryo u qeybiyay qoysas barakacayaal ah

In ka badan 78 guri ayaa maamulka degmada Qardho uu ku wareejiyay qoysas isugu jira barakacayaal iyo qaxooti muddo dheer ku noolaa magaaladaasi. Guryahan...

Wareysi: Puntland oo sheegtay in ay qabatay hogaamiye burcad-badeed

Gaalkacyo —  Bartamihi bishii April ee sanadkan ayaa koox hubeysan oo burcad badeed Soomaali ah waxaa sida la sheegay ay madax furasho shan milyan...

Recent articles